Curis

Qurbahaa i qiima tirey Q5AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                Qurbahaa i  qiima tirey Q5AAD Habeenimadii ayaan isku dayay inaan reerkaygii Waco oon ku ooyo kana raaligeliyo wixii qalad ah ee aan hanfadnimada ku falay, telefoonkii hooyaday baan wacay, way...

Sheekadii SODDOHO Q.4aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Daahir markuu mootadi keenay jardiinadi Daljirka, ayay Raxmo diiday inay raacdo, waxayna ku tiri: "weligeey ma raacin mooto laba lugooleey, mana aqaan si loo raaco". Daahir ayaa ku yiri: "mootada...

Fuleygii Aflaxay W/Q; Cabdicasiis Maxamed Shidane

  Fuleygii Aflaxay!‏ Faarax wuxuu ahaa wiil, ka soo jiida qoys hodan ah. Aad ayuu is kula qob weynaa, sankana u taagi jiray. Isma uusan dhaheyn waxaad u jilba jabsan doontaa...

Sheekadii SODDOHO Q.3aad W/Q. Ahmed Hayow

Markay Aamina ka tagtay ayuu Daahir ka walaacay xaaladda Raxmo looga sheegay, waxaana cabsi gelisay inay daraadiis u dhimato, asagoo diyaar u ah inuu naftiisa u huro, wuxuu go'aansaday...

Sheekadii Soddoho Q1AAD iyo 2AAD W/ Q Axmed Xaayoow

                Sheekadii Soddoho Q1AAD. Waxaa laysku afgartay in arooska Raxmo iyo Daahir uu ka dhoco degmada Qoryooleey, waana sida ay codsatay Raxmo hooyadeed Cambaro oo loo yaqaano Cambaro Codweyn, Cambaro waa...

Qurbahaa i qiima tirey Q4AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                Qurbahaa i qiima tirey Q4AAD. Walaalkay Mahdi aad buu ii jecelyahay, weligayna il xun iguma eegin, waa dhab in walaaluhu diriraan haddey guri ku wada koraan, balse, waxaa jirta inaan...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD W/Q Ikraan Cali- Kaar

              Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD  In door ah markii ay hadalo kaftan iyo sheeko qosol ku lammaanan yahay is weydaarsadeen, ayaa Muna oo sina niyada ugu heysa saaxiibteed...

Juudaanleey ama Orgobe.W/Q Aqwaan Xasan Jidhi.

  Juudaanleey ama Orgobe.   Dabeecadaha uu dadleennu leeyahay ama dalkeena lagu yaqaan waxaa ka mid a ah in marba ay soo caan baxdo sheeko , dadkuna aad u xiiseeyaan, islana dhexmaraan,...

Qolo maad tahay Q3AAD W/Q: Umalkhayr jaamac

Qolo maad tahay Q 3AAd  Xamse wuu gabay naftiisii, waxaana ku dhacdey filanwaa, Xamse, wuxuu u arkaa iney Xaliimo ka dal doorsatay oo ay ka doorbidey mid ka dhaqaalo roon...

Qurbahaa I qiima tirey. Q3AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                    Qurbahaa I qiima tirey. Q3AAD. War jiraaba cakaaruu iman ama aan si kale u iraahdee “Luuq luuq marow laasim laamigaas yimaadaahe” waxaa dhacday in maalin maalmaha ka mida aniga iyo...

SHEEKOOYIN