Curis

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.101-105aad. W/Q Ahmed Hayow

Marki ay guriga yimaadeen Yaasmiin iyo Raage, waxaa soo dhacay telefoonka, waxaa ka qabatay Yaasmiin, markaa ayay Deeqa ku tiri: “ii dhiib Raage” markaa ayay Yaasmiin tiri: “Rr hoo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.96-100aad. W/Q Ahmed Hayow

Deeqa waxay furatay account ay ku shubatay 20 kun oo doolar, Bangiga ay ka furtay ayaa si fiican u soo dhaweeyay, marki ay u sheegtay inay u shaqeyso shirkadda...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.91-95aad W/Q Ahmed Hayow

Kamaal ayaa soo wacay Deeqa, wuxuuna u sheegay inay shirkadi yimaadeen iyo ballanta kulanka inay tahay caawa 7da habeenimo iyo Hotel Hilton, Deeqa ayaa ku tiri: “habeen sooma bixi...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.86-90aad W/Q Ahmed Hayow

  Waxay Raage iyo Deeqa ku heshiiyeen inay aadaan guriga Yaasmiin, markaa ayay Cawil waydiisteen inuu geeyo, Cawilna markuu geeyay gurigi ayuu ku yiri: "i soo waca marka aad soo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q9AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q9AAD   Anigoo ah, Saddex Xadhigle, ahna abaanduuliyo Urur, oo aan laga daba hadlin, ayaa naloo soo bedelay korneyl Cirfiid xeradaan ku jiray, isagoo markuu arkay magacayga gartey,...

CIQAAB WAALID IYO COLAAD DHAQAN! W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

  CIQAAB WAALID IYO COLAAD DHAQAN Abyan waxay u waynayd Qoys ka kooban saddex, waa iyada iyo Gabar kale iyo Wiil la dhashay, waxaa kaloo jiray Bah kale oo uu aabaheed...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q 8AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q 8AAD. Odayaashii ayaa arrinkii ku wareeray, waana lays fahmi waayey. Muran iyo farafiiq badan ka dib, ayaa Ilbir xanaaqay, korna u qayliyey, markaasaa mar qudha la...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 81-85aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Telefoonki u horeeyay uu Raage soo woco wuxuu noqday guriga reer Daahir, Ayeeyo Mulaaxo oo ka qabatay ayaa u sheegtay wixi dhacay oo dhan iyo inuu Aabe Daahir weli...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.76-80aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Saalim wuxuu u yimid Xaawa Kiin, wuxuuna u sheegay inuu Kamaal soo doontay Deeqa Daahir, markaa ayay tiri: "sheekadi hore miyaad iila timid?" Saalim ayaa waydiiyay sheekada uu ula...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD                            Habeenkii oo dhan ayaa hawlgal lagu jiray. Ciidamadii Ilbir waxay xidheen jidadka soo...

SHEEKOOYIN