Curis

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Qeybta 1aad. P 3-4aad. W/Q Ahmed Hayow

Deeqa kuma qaadanin wax ka badan seddex maalmood, inay shabaqa ku soo rido Raage oo usbuucaas xerada soo galay asagoo bedqaba, laakiin wuxuu ka baxay galabtii Khamiista, asaga oo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd.

    Samatar wuxuu dhashay sanad ku aaddan 1987di. Isagoo sanad jira ayaa waxaa billowdey dagaalladii u dhaxeeyey Jabhadihii iyo dowladda. Samatar noloshasiisa wuxuu la kowsaday qax, oo waxaa dagaalkaas sababsaday...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.1aad. ….P 1-2aad. W/Q Ahmed Hayow

YAA KHALDAN? Yaana Dulman? Sheeko cusub oo taxane ah ....1-2aad Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa, Albaabka xerada ayadoo wadata alaabo...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.39aad. W/Q. Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Maxamed Xuseen majecleysan inuu Caydaruus u sheego sirta noloshiisa, shallatina kama joogo inuu ogeysiiyo arrinta ku qarsooneyd laabtiisa, waayoo Caydaruus wuxuu ula muuqdaa inuu yahay qof waxbarta oo garan...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.38aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Markay bexeen Tahliil iyo Geedi, ayaa Deeqa oo rabta inay Caasho wax ka waydiiso arrinta laga sheegay Caydaruus iyo xiriirka ka dhexeeyo ayada iyo wiilkaas lasheegaayo, ayay Mulki u...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.37aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Busaad intay labada gacmood isku laabatay, ayay socod boobsiisay ayadoo careysan, Xasana intuu kadaba tegay ayuu horta ka istaagay wuxuuna ku yiri: "sheekada Deeqa waad lasocotay, waadna ogeyd inaan...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.36aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Aabe Saxardiid wuxuu inta badan galabti wadan jiray mootadiisa fesbada ah haddii aanu dad qaadeeynin sida caawa oo kele, wuxuu soo qaatay gaarigiisa, wuxuuna ku soo qaaday gabadhiisa iyo...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.35aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Maalinti ku xigtay Busaad Dugsiga ma aadin, siday qolkeeda u gashay galabtiina kama soo bixin, markay reerku arkeen xaaladda gabadhooda oo ku laabatay dabaacadeedi kalinimada, ayuu duhurki Aabe Saxardiid...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.34aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Xasan markuu galay guriga reer Bashiir, waxaa si farxad leh u soo dhaweeysay Deeqa oo ku tiri: "Xasan yaa gurigeena ku keenay?" wuxuu u sheegay inuu soo maray guriga...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.33aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Subaxdi labaad Busaad intay ka hormartay ayay Xasan ku sugtay albaabka dugsiga laga galo, Xasan oo filanaynin ayaa arkay Busaad oo hortaagan, markay ishoryimaadeen ayay ku tiri: "walaal Xasan...

SHEEKOOYIN