Gabay

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuuradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka...

“Gabayga, Doqonta yow sheega!” W/C/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gabagaan magiciisa waxaa la yiraahdaa: "Doqonta yow sheega!" Wuxuuna la hadlayaa Kooxda caadaysatay Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed “Ugus” macnaha iyo maamooryada uu gudbinayo, is la gabayga ayaad ka dhex heli...

Gabyga: DALEEL HOGAD Curiye: abwaan Maxamad Xaseen Faarax

Gabyga: DALEEL HOGAD  Deelleyda gabay waayadaan, waanigaan deyineWaataanan dayrtiyo gu'giyo, dawyadaan marineDibnahayga waataan ka jaray, dihashadeediiyeHa yeshee, markaan daa iraa, een dhegaha duubtoDawan qaylo dheer iyo waxbaa, ii durbaan tuma’eMarkaasaan...

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Indhoweydba caynleyda gabay, waanigaan curineCarrabkeeyga waataan ka jaray, casharradeediiyeHa yeshee, cunaha lay ma qaban, mana codeynweyneCaadiyaal intay tahay arrini, baan cuddo xiraayeMarkay talo cuyuban aasantana, waan cakabiyaayeAan...

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu...

Gabayga Maardhood W/T Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

 Gabayga MAARDHOOD    Gabayga Maardhood waxaa curiyey  Hal abuurka  da'da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)  Waa gabay  guubaabo iyo  wacyigelin ah, oo uu kula dardaarmayo Bulshada Soomaaliyeed  iney qayb ka qaataan,...

Gabayga: “Wayrax” Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: Wayrax Waswaas beerka, wax xun faafintiyo, wiirsi dhagarayntaWaraf tuurka, caay weerarkiyo, been la wadanwaadkaDulmi wahanka, waaw qayladiyo, eed walaanwalintaWalaac muranka, xujo weecadkiyo, laba wejiileyntaWiswis gelinta, hadafkii walbaba, ee waqti...

SHEEKOOYIN