Gabay

Gabaygii Ha tahriibin.

Gabaygaan lamagac baxay Hatahriibin waxaa curiyey abwaan Cali Saalax Siciid (Cali Daad) waxana uu tusaale iyo tilmaan waafi aha kabixinayaa dhibaatada guracan ee ay lakulmaan dadka naftooda iyo maalkooda...

Gabay Mahadnaq ee loogu talo galay Sannadguurada Laashin.

Gabaygan waxaan ugu talogalay Hambalyada Sannadguurada Maareeg aan kaga qaybqaatay Munaasabada Miisaanka huwan ee Mareegta LAASHIN.   Murtidu waa misbaax nuur leh iyo Muuq iftiin badane. Mahadho weeye taariikh gashiyo, Weliba maahmaahe. Mansab...

Gabayga: Kediso! Curiye: Maxamad Faarax Xuseen

Gabayga: Kediso! Indhowed ka’dii gabay ma tiring, koobna maan darine Kelmo waaxid waayahan ma oran, kololo deediiye Kariim mahade kaar cudur ma qabin, mana kadiidyoone Ma kalaami wayn ee murtida, waan u kaadiyaye Kol...

Gabayga: Dardaaran iyo digniin! Curintii: Hodan Sh. Cumar

Gabayga: Dardaaran iyo digniin!   Da'da gabay dareenbaa xukuma, kiciya doorkeeda Hadba dani markii ay timaad, waad ku dalabtaaye Waxbaa lagu dunshaa oo mar kale, laguna doonaaye Waa deeq Ilaahay naflaha, qaarba daraf siiyay Dunidaa...

Gabaygi (Koonfur Afrika ) Curiye abwaan Bilaal Axmed Wali

Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii. sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka taakulaysay...

Gabayga Waxbarasho.

waxbarashada waa maanso waano iyo wacyi galin isugu jidha waxaan maansadan hal abuuray abwaan ladane cabdi taariikhdu markay ahayd 27-4-2015. Da'da gabay markaan doonayaan caliyow dooxaaye. Dugsigiisa kama leexiyiyo dawga maansada'e. Waxay...

Gabayga Isku Duubni. Curiye: Bilaal Axmed Weli

Gabaygan (isku duubni) waa Gabay ka hadlayaa Muhiimada Midnimadu leedahay iyo is ku duubnida umadda soomaaliyeed o ay noqoto mid qura anigoo la hadlaya dhammaan umadda soomaaliyeed:   Ka bogasho wcn:   1.Nimanyahow...

Gabay Dulmi Baaje.Curiye Ibraahin Cawil Cali(Cawke)

Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo...

Gabayga: “Farriin Qaran” Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash”

Gabayga: "Farriin Qaran" Waxaa loo tiriyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General "Indha Qarshe". Halkan hoose ka dhagaysta: https://www.youtube.com/watch?v=74iXBqL4hGk   Gabayga: "Farriin Qaran" Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash” Mahadsanidiin.

Gabayga: Galayuus Curiye: Maxamad Cilmi Dhicisow

Gabayga: Galayuus Gabaygan la magac baxay "Galayuus" waxaa tiriyey Abwaan Maxamad Cilmi Dhicisow, wuxuuna daba socdaa gabaygii uu tiriyey Cornel Cismaan Cilmi Guure "Cukaash" ee ahaa "FARRIIN QARAN". Halkan hoose...

SHEEKOOYIN