Hees

Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Curiye; Bashiir M. Xersi

Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Soon suubban, samo wacan iyo soor dhadhan leh. Sidoo kale, Af haysi suubban, ajar badan iyo aqbal wacan.   Anoo Bile ahoo Baraare adduun Barwaaqo ku nool Haddaan Bilan...

Heesta: Qoor iyo xeralaay!

Heesta: Qoor iyo xeralaay! Soomaali qabweyn Soomaali qalbila' Soomaali qardaran Soomaali qarriban Qalin diiddooy Qori wadatooy Qowlkii EEBBIYO Qayrka xooraay Isma qaaddooy Walaalkeed qala Hadba labo qolo Isku qoomaay Nin dantiis qumay U qanbaanaay Qulqul socotooy Qaxooti indhala' Kaam qurmoon iyo Qurbe joogyahay Qadaf iyo caay Ku qaxweeyaay Qoor iyo...

Heestii Dhagarqabe South Afrika, Codkii Cumar Shariif.

Erayadii Cabdiraxiin Hilowle Galayr Laxamkii Axmed Yaasiin Codkii iyo Muusigii Cumar Shariif Duubistii Studio Cumaraani.

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey.

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey. Heestan ayaa ah hees ay ku luuuqaynayan labada fannaan ee reer Switzerland waa hees aad u macaan oo macne badan bixinaysa Heestan ayaa ah...

Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Sahra  (Hees walwaaleed)    Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...

Heesta; SIDA JAAWO GEELOO

Heesta; SIDA JAAWO GEELOO Xareedintii Boqorka Codka; Maxamed Sulaymaan "Tubeec" (AUN) Halkan hoose ka daawo; Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN