ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...
KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...
Maansada: GAYIMARA
Maansada GAYIMARA waxaa curisay Hal abuurada eebbe deeqda u siiyey Farsahaxanimada iyo garashada xeeldheer ee dhaqan iyo dhur ee bulshada Soomaaliyeed, Â murtida iyo miida ka sakoow waxaad...