Maanso

MIYAAD TAHAY KAA HADDEER? W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq

Miyaad tahay kaa haddeer! Farax Sh. Cabdirisaaq Waa maanso ka hadleysa waayaha iyo wacaalka. Waa maanso aan waxba hambeyn si toos ah iyo si dadbanna ula hadleysa bulshada soomaaliyeed qeyb walba...

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL W/Q: Cali M. Diini

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...

Maansada: Gabdhayhow xishoodkii! W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq (Dr Zedra)

Maansadaan magaceeda waxaa la yiraahda: Gabdhayohow xishoodkii. Hal-abuuraddu waxay toos ula hadleysaa dumarka soomaaliyeed. Waa maansadii qariniga 21-aad. Waa maanso ay dhexdeeda ku idil yihiin wacdi,...

Maansada: goormay xamar fayoobaan W.C. Farax Sheekh Cabdirisaaq {zedra Sheekh}

Maansada: goormay xamar fayoobaan waa maanso digniin ah, sidoo kalena, waa farriin-danabeed gudbineysa in laga fayjignaado shar-wada-yaasha qaraxa iyo qarbudidda la daba taagan dadka Soomaaliyeed, gaar...

Maansada: GAYIMARA W/C: Farax Sheekh Cabdirisaaq

Maansada: GAYIMARA Maansada GAYIMARA waxaa curisay Hal abuurada eebbe deeqda u siiyey Farsahaxanimada iyo garashada xeeldheer ee dhaqan iyo dhur ee bulshada Soomaaliyeed,   murtida iyo miida ka sakoow waxaad...

Gabayga: HOGATUSAALE Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: HOGATUSAALE Gabagaan waxaa ku jira (66) bayd, oo xambaarsan ilaa (150) sifo, sidaas daraaddeed lixdan iyo lixdaas bayd waxaa loo adeegsan karaa mahmaah, duurxul ama hogatusale hadba gudboon, ee...

MANSADII: XAALMARIN QARAN. W/C: Xasan Cabdi Abtidoon

Maasadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "XAALMARIN QARAN" waa maanso/Jiifto ka hadlaysa dhibaatada haysata Ummadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo madal laysku hediyo noqotay. Maansada...

Maansada Galabtii madoobayd. W/C: Abwaanad Farax Sheekh Cabdirisaaq

Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: “GALABTII MADOOBEYD” waa maanso baroor diiq u ah dadkii ku shahiiday qarixii 14-ka Oktoober ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan “SOOBBE” Waxa...

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo. Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali Xasan iyo Maalinta lagu asteeyay...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.