Maanso

Maansada (Huddo iyo Hanad)

 waxeey soo baxday 4-12-2014 waxaana Curiyay Cabdiqani Xuseen Adan. Waxaa gacan ka geeystay Qorideeda Cabdalla Maxamed Cabduulaahi _______________ Mogadisho- Somalia_________________ 1. Anoo ku hadlaa Afkeenna. 2. Ku hoobalin maansadiisa. 3. Ayaan Hoobaano Doog leh. 4. Hillaac...

Maansada; Cibaaro! Curiye; Bashiir M. Xersi

Maansada; Cibaaro!   I caleemo saaroo Igu daadsha caanoo Ii taaga calammoo Ii luxa caleemmoo Ha i dhigina ciiddoo Cirka igu dawaafshaay!   Car i dhiga dhulkaan iyo Ciidda iga dhawriyo Carradiyo dhulkoo idil.   Wixii aan cantuugee Aan cunaha mariyiyo Cuudkii dhankay mara Caddaan...

Maansada; “Magan” Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow

Maansada; Magan Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow Halkan hoose ka fiirso muuqaal aad u qurux badan .... daawasho iyo bogosho wanaagsan.   https://www.youtube.com/watch?v=myBXpYpT16o&feature=youtu.be   Mahadsanidiin. Maamulka.

“U Maciin Macbuudow” Maansadii 11AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; U Maciin Macbuudow Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 11AAD ee silsiladda. Marka laga soo tago inay sii xoojinayso  MIDNIMADA waa ALLE BARI, DUCO iyo ALLE TUUG, waxayna ku...

DHEGAYSO MAANSADA (DIFAACA DIINTA)

Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta...

Qabyaaladdda iyo qalalaasaha ay nagu hayso! W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Qabyaaladdda iyo qalalaasaha ay nagu hayso!   Waxaa muuqata fikirka qabayaaladda ee ummad ahaan na daashaday, in uusan ahayn, fikir dhawaan dhashay, oo ay sababeen dhibaatooyinkii dambe, ee bulshadeena ku habsaday,...

“Midnidamada taageer” Maansadii 10AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; Midnidamada taageer   Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 10AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa sida ciwaankeeduba yahay aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey ku jirtay, waxayna...

Maansada; GUBTAANYO! Waxaa curiyey; Hodan Sheikh Cumar

  Maansada; GUBTAANYO!   Inkastoon gu' weyn jirin Garaadkeygu dheereyn Oon  waliba gabar ahay Garashada markay tahay Dadka aan u gaabnahay Oonan guurti hadalkeed Iyo mici galool oday Garta madal ka jeediya Nin sidii garrami karin Waan uun gubanayaa!   Afkaan Guulle igu...

“MAANGAAB” Maansadii 9AAD ee Silsiladda MIDNIMO

MAANSO; MAANGAAB Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 9AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan;   Dunidaan mugga waynle Milgaheeda dhammaan Mowlahay...

“DARDAARAN” Maansadii 8AAD Silsiladda MIDNIMO

Maansada; DARDAARAN   Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 8AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan;   Maansada; DARDAARAN   Meeshan gocanayaad Mudmuddeen ayaantee...

SHEEKOOYIN