Maqal & Muuqaal

Maansadii “Eeddo” curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Maansadii Eeddo Maansadan"Eeddo" waxaa curiyey Maxamed Cilmi Dhicisow waxaana  ku dhaliyey curinteeda Eeddadii Canab Cabdi Ciyow, balse, uu u hibeeyey dhammaan eeddooyinka iyo hooyooyinka Soomaaliyeed. Daawasho wacan muuqaalka oo maanta la soo saarey; https://www.youtube.com/watch?v=irW4VtSnMRg&list=UUWzO-5RY0QI6xt4_RdU3dfw Mahadsanidiin

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey.

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey. Heestan ayaa ah hees ay ku luuuqaynayan labada fannaan ee reer Switzerland waa hees aad u macaan oo macne badan bixinaysa Heestan ayaa ah...

Heesta; SIDA JAAWO GEELOO

Heesta; SIDA JAAWO GEELOO Xareedintii Boqorka Codka; Maxamed Sulaymaan "Tubeec" (AUN) Halkan hoose ka daawo; Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN