Qoraallo

DHADHAN U YEEL JIRITAANKAAGA W/Q: Najax Yaasiin Cabdi

DHADHAN U YEEL JIRITAANKAAGA! W/Q: Najah Yasin Abdi           Mararka qaar naftaada ma la sheekaysataa? Ma is weydiiysaa sababta aan adduunka ugu nooshahay ka sokow cibaadadda iyo raaligalinta Eebe weyne, waa maxay...

WAHAABIYADA. Qore : Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

بسم الله الرحمن الرحيم   الحمد لله، والثناء لله و وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي  وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره...

DADKU U DABACSANAA DULLEEYAHOODA!!!!!!!!!! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                              DADKU U DABACSANAA DULLEEYAHOODA!!!!!!!!!! Waa su’aal fajicisa ah oo muujinaysa wax lala yaabay, dadku mar walba waa kuwa u dullaysan kuwa dulleeya ee xaqira, xaqoodana ku tunta, marka ay...

Tolow Yaa Furay Q6AAD W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Tolow Yaa Furay?!                                                                                                      Waxaan iri Galinka dambena? Waxuu yiri su’aashaas xilli aan laftaydu iswaydiin jiray waa jirtay maalmihii hore markaan casariyaha soo doonto ee aan waayo asxaabtayda waan yaabi jiray,...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

   XAALADAHA HA KA CARARIN Waxba hala diririn Xaaladaha ay noloshu kuula timaado, u ogolow Xaalad walba oo kusoo wajahdo in ay qayb ka noqoto noloshaada, maxaa yeelay, waxaa tahay...

Waddada Wadnaha W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Waddada Wadnaha   Muqdisho oo ah magaalo ay soo daashadeen dagaallo iyo burbur lixaad leh, ayaa waxay waysay dhammaan kaabayaashii dhaqaalaha iyo laf dhabarkii nolosha dadka. Waxaa arrin aad loogu riyaaqo ah,...

Caqligu ha xoroobo aqoontu ha ku celiso! WQ/: Najah Yasin Abdi

Caqligu ha xoroobo aqoontu ha ku celiso! Waxaa mahad ballaadhani u suggnaatay Allihii ina uumay kaasoo ina siiyey nimcooyin gaar ah, oo ay ka midtahay nimcadda diinteena islaamka ah, illaahow amaan...

HORUMARKA DUNIDU KA SAMEYSAY CAAFIMAADKA W/Q Khadra Addow

HORUMARKA DUNIDU KA SAMEYSAY CAAFIMAADKA Ururka Qaramada Midoobay waxa uu shaaciyay qorshaha kunka sano oo ay saxiixeen 191 waddan ee ka tirsan ururkaas sanadkii 2000, waxa eyna hohgaamiyasha caalamku go’aamiyeen...

Waa Maxay Midnimadu ? W/Q: Cali Cismaan Buulle

Waa Maxay Midnimadu ? Midnimadu waa: Mideynta maskaxda,garaadka,cududa iyo hantida, waxayna ka dhalataa oo ka billaabataa midnimadu laba shaqsi ama koox isku timid oo isku mowqif ah, iskuna afgarata...

Saddexdii Dagaal ee Lafoole W/Q: Prof Yaxye Sh Caamir

SADDAXDII DAGAAL EE LAFOOLE. Inkastoo dadka badankiisu ay xasuustaan dagaalkii Lafoole ee Antonio Cecchi lagu dilay,haddana qoraalada badankoodu waxa ay qorayaan in lafoole ay ka dhaceen saddax dagaal oo wacdaanku...

SHEEKOOYIN