Qoraallo

MAAN DEEQ ( QORMO GAABAN OO QIIMA LEH) W/Q : Amina Abdilaahi

MAAN DEEQ ( QORMO GAABAN OO QIIMA LEH) Waxa aan ka mid ahaa ubaxii dhashay markii gobonimada la helay(1960). Waan ku kacaamay, oo la jaanqaaday Dawladnimada, waxaa laygu canqariyay dambarkii...

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) W/Q Deeqo Shire (SONNA)

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) Waxay ahayd maalin Isniin ah Waxaan joognay goobta shaqada xili aan ku guda jirnay waqtiga qadada ayuu sheeko ii bilaabay isaga oo i weydiinayay...

Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo Muno waxay udhalatay Masar waxayna ku noolayd caasimada Maansuur ee Dalkaasi,  waxay kasoo jeedaa qoys danyara oo sabool ah, ninkeeduna waa nin baagamuudo ah...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

                                               XIKMADO KOOBAN                                                        NINKA WANAAGSAN Ninka wanaagsan ee ay dumarku jecelyihin waa midka mar walba ugu roon dhinac walba. Ninka wanaagsan waa mdka ka ilaalsha xaaskiisa erayada xun xun...

KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse (YamYam)

KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA Goor-sheegtadu iminka waxay isku taagtey kala barka waa labo iyo tobankii subaxnimo, waxaan dhex soconaya hadda waddada caanka ee King-Fahad ee ku taal magaalada...

Illintii macaanayd! W/Q Farax Sakhaawe

Illintii macaanayd! Waa galab jimco ah. Jawiga wuxa uu ahaa saansaan roobaad, laakiin ma da´aynin roob sidaa u sii weyn. Waxaa dhacaysay leyr aad u macaan oo saxan saxo udgoon...

TARBIYADA TOOLMOON EE UBADKA W/Q: Dr. Abdullahi M. Hussein

TARBIYADA TOOLMOON EE UBADKA   Waxaa lagu jiraa waqti ku adag waalidka soomaalida ah ee la nool casrigan ay aaladaha layskula xariiro dunidan ka dhigeen sidii dad hal qol ku wada...

Muqdisho maxay galabsatay?! W/D: Cabdixafiid Maxamad Xersi

Muqdisho maxay galabsatay?!   Muqdisho waa caasimadda dalka. Waxa Konfur ka xiga badweynta Hindiya, bari Shabellaha Dhexe, waqooyi iyo galbeed Shabellaha Hoose. Muqdisho waxa ay caan ku tahay waxa kaa mid...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

  Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q2AAD. Cali wuu yaaban yahay inuu riyo ku jiro iyo in kale ayuu kala saari la'yahay waayoo wuxuu arkayaa dad wada faraxsan, cunto fudud iyo...

SHEEKOOYIN