Qoraallo

Ma ogtahay in aad tahay qofka ugu fiican dunida! W/Q: Khadra Ali Addow

Ma ogtahay in aad tahay qofka ugu fiican dunida! Bal hubi naftaada!   Nolosha maanta dadka waxa soo wajaha dhibaatooyin. Qaar waxa ey ka quustaan halganka iyo dadaalka ey ku gaari...

Andalustii shalay iyo Soomaaliyada maanta! Q1AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

Andalustii shalay iyo Soomaaliyada maanta! Q1AAD   “Waxaa ugu sugan qisadooda waano kuwa caqliga leh.” Suuradda Yuusuf, aayadda 111-aad.   Horudhac;   Dhacdooyinka dunidan ka dhaca hadday shalay ahaayeen ama maanta, waxaa inta badan ka...

Batroolka iyo Biyaha iyo Burburka Kenya

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله والثناء لله وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي المبعوث إلى الخلق كافة وعلى آله الطيبين الطاهرين إنك حميد مجيد وسلم تسليما كثيرا كلما...

BOQORTOOYADII SILCIS iyo BOQORTOOYADII AL-AMIIR Qore: Yaxya Caamir

BOQORTOOYADII SILCIS iyo BOQORTOOYADII AL-AMIIR ARAAR: Qoraalkan macnihiisu ma ahan,somaliya oo dhibaatada qabiil la ciirciireeysa in aan taariikh qabiil barayo, ee qoraalka si aragti gaaban ha u fiirin ee u...

Wey Innaga Jeclaan Karaan W/Q:- Cabdisayid Aadan Soofe

  Waxa uu dhashay saddex iyo lixdan sanno ka hor. Qarni dulleysan oon qofna taariikhda kaga jirin. Waxa uu ku dhashay dhul jinku leexiyey fallaadhaha cadceeda oo iftiinku is awdey...

Gudidda Gabdhaha Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Gudidda Gabdhaha Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون...

GEELA & GEESKA AFRIKA W/Q Bashiir Cali Barre

  GEELA & GEESKA AFRIKA   Waraabinta geela iyo hees hawleedyada u gaarka ah.   Waraabinta, biya siinta ama shubista geelu waa hawl aad u mug weyn una baahan aqoon, xoog, daacadnimo iyo agabka...

Abbaayadeey u maan abaalgudo! W/D:Bashiir M. Xersi

Abbaayadeey u maan abaalgudo!   Abbaayadeey wey i la dhalatay. Hal naas ayaan wada nuugnay, oo is ku aabbe iyo hooyo ayaan nahay. Hal uur ayaan ka soo wada baxnay. Mar...

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

Ibnu Al Naadhuur إبن الناطور Ibnu Al Naadhuur إبن الناطور , oo ahaa guddoomiyaha roomaanka ah ee Baytu Al Maqdis بيت المقدس , wuxuu wariyay inuu Hiraql هرقل markuu Baytu Al...

SHEEKOOYIN