Qoraallo

MAXAA KALA HAYSTA, QOYSKA IYO QADDIYADDA SOOMAALIDA? BY: Aamina Abdillaahi

Waa Nin iyo xaaskii waa Aabbo iyo Hooyo kuwada nool Hoy qudha. Dersin Ubada oo ay dhaleen haysta, waa Dad waawayn oo Cirradu ay tinka madoobaysay. Qoykan waxa dhextaala...

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

Suuriyah سورية zamanka Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam Islaamka hortiis Carabtu waxay degi jirtay dhulka la yiraahdo Jaziiradda Carabta, oo ilaa maanta cid aan ayaga ahayni...

Ha dhayalsan awoodahaaga!‏ W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Ha dhayalsan awoodahaaga!‏   Awoodaha uu Aadanugu leeyahay, maaha midda jirka oo qura, ee waxaa ka mid ah awoodda hawlgelinta kartida iyo ka shaqeysiinta maskaxda iyo maankaba. Waxaan halkan ku xusayaa...

Waan Kuu xiisi Doonaa Aabbe W/Q: Maxamed Mukhtaar “Fuaad Yare”.

Waan Kuu xiisi Doonaa Aabbe. Nolosha hooyo ayaa ugu muhiimsan taas waa laga wada dharagsan yahay oo sagaal bilood iyo dheeraad ayey inoo soo dhibaatooneysay, hooyo ammaanteeda iyo wanaageeda halkan...

Booyaasad Mise Boqorad? W/Q Naciima Abwaan Qorane (Af-Barwaaqo)

  Booyaasad Mise Boqorad? B) Riyada gabadha: Gabadh kastaa waxay maanka ku haysaa inay hesho nin ula dhaqma sida boqoradda inta aanay guursan ka hor. Waxa ay ku riyootaa nin ula...

Inta lay dhacaybaa Dhimashona laygu xukumay! W/Q: Maxamed Mukhtaar “ Fu’aad Yare”

Inta lay dhacaybaa Dhimashona laygu xukumay!  Taajir ama faqiir ahaw noloshu waxay kuu dhadhameysa markaad xoriyad heysato waxaan ka mid noqonay asxaabta bilaa xoriyada ah aniga iyo koox kale ,...

Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011. Q3AAD

Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011. Q-3aad:- Marka aynu xusuus ahaan dib uga sii sheekeyneyno sooyaalka il milicsiga dhacdooyinkii taariikheed ee ilbaxnimada magaalada Muqdisho, waxaad dareemeysaa in ay magaaladu...

Marwo Soomaaliyeed baa haldoorradeeda ka mid ah! W/Q: Nasra Bakaal

Marwo Soomaaliyeed baa haldoorradeeda ka mid ah!   Xilli fiid ah bey ahayd. Aniga iyo socoto kale, waxaan ku sugnayn qeybta duullimaadyada caalamiga, ee garoonka Atatürk Istanbul. Wuxuu qof walba ku...

Xasuusti seygeeda W/Q: Ibraahim Maxamed Sheekh Cabdi

Xasuusti seygeeda ******************** Waxaa habeen habeenNada ka mid ah so galey Hotel , waxaa fadhiistey meel waxaa sugayay qof aan la balansanaa laakiIn qofki wuu iga so daahey, muddo markaa fadhiyey...

SHEEKOOYIN