Qoraallo

Buuggii Xabsiga galay ! W/Q: Garaad Yoonis Gajoome

Buuggii Xabsiga galay! Kala irdhoobidda ku dhacday dadka waxa ay sababtay in la dafiro wax isu ahaansha umadeed; waxa ay mugdi naga galisay in dib loo walaaloobi karo, in lays...

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN)

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN) Jaziiradda aan ku dagnay waxaa lagu magacaabay (Samothrace), mahad Eebe ayey ahayd in aan halkaas si nabad ah ku nimid, waxaanu moodnay in uu...

XAMAR AAN HAGAAJINO, AAN HAGAAGNEE. Qore: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.

 XAMAR AAN HAGAAJINO, AAN HAGAAGNEE.   Marka hore Alle ayaa mahad u sugnaatay ii suurta geliyay in aan maqaalkan usoo bandhigo Bulshada Soomaaliyeed ee aan Af iyo Diin wadaaga nahay, marka...

Jacaylkii hore mise Jacaylka Imika! – W/Q: Axmed Cali Diiriy

Jacaylkii hore mise Jacaylka Imika! – W/Q: Axmed Cali Diiriye Ma ila aragteen dad badan oo aaminsan sidan: “Jacaylka dhabta ahi waxa uu qofka soo maraa mar kaliya. Haddii uu...

Gefkii Gaamuray! W/Q: Sagal Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

Gefkii Gaamuray! Hooyo Suuban waa da’ cid daryeeshana maheysato, yaraanteedi waxa ay soo tacabtay hanti badan, waxa ay u hurtay nafteeda, xilligeeda, iyo tamarteedaba korriimada 5-teeda wiil, waxa ay u...

Xidhiidhka ka dhexeeya dadka iyo deegaanka W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

  Xidhiidhka ka dhexeeya dadka iyo deegaanka   Dadka iyo deegaanka waxa ka dhexeeya xidhiidh xooggan kaas oo soo jiray tan iyo intii aadanuhu Arlada ku noolaa. Deegaankuna si joogto ah ayuu...

Aqoonyahanow indhaha fur! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Aqoonyahanow indhaha fur! Dad badan ayaa u haysta, in haddii aadan siyaasad ku lug lahayn, aadan waxba qaban karin, halka kuwa kalena ay u arkaan, in inta siyaasaddu halleysantahay, aan...

Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! W/Q: Axmed Cali Abokor.

 Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! Waxa waliba wax keena jira,sidaas aawadeed waa tii Soomaalidu odhan jirtey ‘’ Sheekoba sheekay keentaaye’’.Waa maalin aanan hadda xasuusan maalinta ay ahayd.Walow aan xasuusto goorta ay ahayd...

WAA MAXAY MIDNIMO? W/Q: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.

WAA MAXAY MIDNIMO? Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka Soomaliyeed oo dhan meel kasta ay joogaan salaan kadib, wuxuu Maqaalkan kooban ku saabsanyahay Midnimada iyo Faaidada ay leedahay. Waxaan usoo bandhigayaa...

Dib udhalashadii Galayrka W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

  Dib udhalashadii Galayrka Dhacdo :ku dayasho mudan Galayrku waa shimbir ka  mida shimbiraha, waxaana lagu tiriyaa inuu yahay Shimbirka ugu cimriga dheer marka loo eego noocyada shimbiraha, waayo waxaa la sheegaa...

SHEEKOOYIN