Qoraallo

Qaraxii liido, ayaa nolosheedii god madaw ku riday!

          Qaraxii liido, ayaa nolosheedii god madaw ku riday! Aways, iyo nuura waxaa lagu guda jiraa, xafladii arooskooda iyo meherkooda oo la rabo in lays raaciyo. Waa aroos iyo meher mucjiso...

Sida Loo Qoro Maqaal W/Q: Shaakir M. Cabdullaahi.

                Sida Loo Qoro Maqaal   Maxaad Wax Ka Qoreysaa? Ugu horreyn, mowduuca guud ood damacsantahay in aad wax ka qorto ayay tahay in aad si fiican u fahamsantahay ama aad ogmo (macluumaad)...

Maansada: Kaadir “Ka dare”

Maansada: Kaadir "Ka dare" Maansadan, waxaan ugu baroordiiqayaa, Xuseen Sheekh Axmed "Kadare",  (AUN) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho ku geeriyooday 02/02/2015 oo ahaa ruug caddaa, waaya arag ah iyo afmaal halabuur, kana mid ahaa,...

Wargeyska Gobollada Dhexe iyo tirsiga bisha febaraayo 2016

Tirsigii 35aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Febaraayo.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 35aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Febaraayo.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

ISLAAMKA IYO EEYGA W/Q:Abdullahi M Hussein.

ISLAAMKA IYO EEYGA. Eeygu waa xayawaan cajab badan oo run ahaantii intifaac badan u leh aadanaha wuxuuna xayawaanada dabjoogta ah bar dheer yahay daacadnimada iyo amaanada uu kaga soocan yahay...

Buug Cusub: Xigtaysiga Xikmadda.

Buug Cusub: Xigtaysiga Xikmadda   Guud ahaan aadanuhu waxa uu wadaagaa dhawr wax. In uu bashar wada yahay, basharkuna nebi Aadam ku arooro, nebi Aadamna dhoobo laga sameeyay, ayaa u weyn...

RAJO KU NOOL! W/Q: Anab Diriye

          RAJO KU NOOL! Waxaa jira laba wiil oo walaalo ah. Wiilashu waa is ku aabbe kaliya, oo labo bah ka soo ka la jeeda. iyagoo yaryar bay labadii waalidba ka...

DAMACA SIYAASADEED EE HOGAANKEENA

 DAMACA SIYAASADEED EE  HOGAANKEENA Damac marka laga hadalayo waa baahi uu qofku wax uun u qabo, waxaas oo noqon kara wax walba, waxay ku xirantahay waxa uu qofku damcay doonayana...

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA W/D: Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA 1- Kuwa diinkoodii ku qaybsamay ee noqday kooxo iska horjeeda adiga waxba kaama galin arinkooda ilaahay bay utaal markaa ka dibna isagaa oga warami doona wixii ay...

Toddobaadka Afka Hooyo W/Q Cabdulqaadir Cali Axmed

Toddobaadka Afka Hooyo In kasta, oo aanan ahayn, qof afka, erayga iyo suugaanta ehel u ah, haddana, waxaan soo gudbinayaa, aragtidayda gaaban, ee ku aaddan xuska loo sameynayo qoraalka farta....

SHEEKOOYIN