Qoraallo

Waddani-Dhaan W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

                  Waddani-Dhaan!!! Bulshadii waayahaan waxaa wareeriyay rag iyo dumar isku dhafan oo mar Alle iyo marka ay cod-baahiye fursad u helaan ka dhawaajiya erayga WADDANI, kaasoo ay hadba raar la koraan...

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd!   Qof kasta, oo bani Aadan ah, wuxuu leeyahay, awoodo badan, oo uu Alle ku mannaystay. Awoodda Alle uu siiyay dadka, wuxuu ugu...

JANKIS KHAAN Q.1aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbar dhiga Mangooliya qarinigi 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan.Q 1AAD.   Ambahaar Khan oo ay markaas cadaabaayeen Boqortooyaddii Reer Jiin, ayaa ku dhaartay inay Wiilashiisa Reer Maguul uga Aaridoonaan...

Yaynaan SOOMAALIYOOBIN! W/Q: Garaad yoonis Gajoome

Yaynaan SOOMAALIYOOBIN!   Isla maanta, waa galinkii danbe, ee jimcaha, aniga iyo Maxamed Daahir Cawad ayaa u ambabaxnay, duleedka magaalada Hargaysa, jeerkaas oo aan rabnay, in aan ku soo laydhqaadanno, wixii...

Sagaalka wasaaradood iyo halka waddan! W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Sagaalka wasaaradood iyo halka waddan! W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Sida aad ciwaankaba ka garan kartid, waddanka laga hadlayaahe, waa kaynaan Soomaliyeed, mana ahan (9) Sagaal wasaaradood iyo wax la eg, yeelkeede,...

SADDEXDA MAAMUSHA NOLOSHAADA.

SADDEXDA MAAMUSHA NOLOSHAADA Cinwaanka marka aad aragtid waxaa laga yaabaa in aad is dhahdo waa maxay saddexda maamusha noloshayda oo uu ninkan kusoo koobay nolosha oo dhan, balse fasiraaddaas waa...

Dagaalka Itoobiya iyo ka la daadsanaata soomaalida! W/Q: Hassan Kaamill Cuute

Dagaalka Itoobiya iyo ka la daadsanaata soomaalida!   Dagaalka Oromada waxaan dhihi karaa, waa meeshoow ka billaaban lahaa burbur soo gaara dowladda awoodda ku faani jiray, in qabiil qiireysan, oo qabweyni is...

QOOMAMO! W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed (Warmooge)

 QOOMAMO!                         Waxaan ahay qof nool oo nafi ku jirto, balse saaxiib dhow ka dhigtay wax aan noolayn, oo wax nool ka yimi. Ma riyoonayo, mana hadrayo ee naftayda ayaan uga...

SINJIGAA, ISKU HIILSHA W/Q: Cabdicasiis Axmed Barrow

                        SINJIGAA, ISKU HIILSHA Aduunyadu waa waaya badan, waa taariikh gunuddo Sheekooyin iyo dhiggaallo cajiib ah, waana midda noocyadeeda badan lagu kala ogaado, hanaanka kartida, hufnaanta , iyo habacsanaanta dadkan kula...

Guurka iyo Lammaanaha W/Q: Sakariye Cabdixaliim Maxamed

Guurka iyo Lammaanaha                       Waa maxay Guur? Guurku waa heshiis xeer diineed ku fula oo lammaanaha is cugtey ee is calmaday ku heshiiyaan iney dhidbaan qoys ay wadaag ku yihiin talo...

SHEEKOOYIN