Qoraallo

Maxaan Paris ka baran karnaa???

Maxaan Paris ka baran karnaa??? Dhacdooyin waaweyn oo dilal, qaraxyo iyo argagixin isugu jiray baa gilgilay magaalada madaxda dalka Faransiiska ee Paris, waxaa xannibmay dhammaan isu socodkii, ganacsigii iyo dhaqaalihii...

Ugaaso Malyuun

Geeluba Ugaasooy hadduu ayda miranaayo Abeerkiisa naaxiyo hadduu aaranku is waayo Isaguba ma kala aamusee waysu ololaa e! ~ Raage Ugaas Warfaa Faarax Samatar, Geelu ba Ugaasooy QORAALKAN MA AHAN MID AAN UGU...

KU XAD GUDUBKA DIINTA. BY Mohamed Musa Sh. Noor

KU XAD GUDUBKA DIIINTA Tan iyo burburkii dalkeena waxaa soo badanayay ku xad gudubka wax walba oo umaddeena lahayd, wax walbana maalin ayay ku imaanaysay  ku xad gudbidda lagu xad...

Awkaan dabro yaa furi kara?

Awkaan dabro yaa furi kara? Qiso Dhab Ah! -------- ------- Waa magaalo wayn. Shir baa la isugu yimi. Odayga laandheeraha ahi waa waa reer miyi 20 wiil u hanno qaaday, geeliisuna kadin...

XIKMADAHA JIMCAHA. BY Mohamed Musa Sh. Noor

 WAX JOOGTA AH MA JIRAAN Nolosha dunida oo dhan ayaaba iska ah ku meel gaar, oo ma jiraan wax joogtoobaya ama waaraya, sidaa darteed ma ahan in aad ku sirmataa...

Gudineey ima goyseen haddaan gobolkey kugu daabneyn!.‏

Waa xikmad gun weynoo garasho u baahane, geed la gooyay oo geed kale ka cabanaya ayaa beri wuxuu yiri «Gudineey ima goyseen haddaanu gobol iga mid ihi kugu daabneyn!»...

WAAN YAABBANAHAY WALLEE! Q3AAD W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

  WAAN YAABANAHAY WALLEE!!!!!!! Qaybta 3aad   Waan yaabanahay! Kusoo dhawaada qaybtii saddexaad ee aan uga tala galay Taxanaha xaaladaha taagan ee markaa aan uga hadlayo maqaalkan qaybaha kala gadisan leh ee la magac...

Baariis iyo waxa ay tahay in la sameeyo Waxaa turjumay: Abshir X Teynax

Baariis iyo waxa ay tahay in la sameeyo   Weerarkii bahalnimada ahaa, ee ka dhacay jimcihii Baariis, sida la filanayay, waxa ka soo baxay, jawaab celin, aad loo buunbuuniyay. Waxa naga...

WAAN YAABBANAHAY WALLEE! Q2AAD W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

WAAN YAABBANAHAY WALLEE!  Q2AAD Kusoo dhawaada qaybtii labaad ee aan uga tala galay taxanaha xaaladaha taagan ee markaa aan uga hadlayo maqaalkan qaybaha kala gadisan leh ee la magac baxay...

XIKMADAHA JIMCAHA. BY Mohamed Musa Sh. Noor

Qof walba waa Taariikh Qof walba oo dunidan ku nool waa taariikh socota, Af kala qaadka dadk ayay ku xirantahay, qof walbana meel uu ka yimid iyo meel uu...

SHEEKOOYIN