Sheeko

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q15AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q15AAD Waxaa la yimid gurigii korneylka, waxaa loo qaaday markiiba isbitaalka. Waxaa ku dhacay dhawr xabbadood, oo feedhaha, garabka iyo lugta midig ka qabsaday, balse, korneylka waa...

Qabyo Jacayl Q3AAD.

Qabyo Jacayl Q3AAD. Habeenkii markii la gaadhay, ayaa haddana sidaydii waxaan billaabay, galgalad iyo hadba dhinaca u gadoon. Habeenii oo dhan, indho isuma keenin, waxay goorsheegtada saacadiba saacad ii dhiibto,...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q14AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q14AAD   Goor galaba, ayaa Ilbir, oo fadhiya gurigiisa gaarka ah, oo aan ka dheerayn xerada ciidanka, waxaa loo sheegay, in bannaanka marti u joogto. isagoo aan garan...

Qabyo Jacayl Q2AAD.

Qabyo Jacayl Q2AAD. Arrinkii markaan arkay inuu igu sii ballaadhanayo ayaa waxay naftu huri weyday, inaan saaxiibkay rumaad kala tashado, hawsha igu soo korodhey iyo isbeddelkayga ileeyn keligay waan maareyn...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q1AAD

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q1AAD   Saacaddeedii moobaayl-ka ayaa bilowday ineey dhawaaqdo. Waa toddobadii arroornimo oo dhiman shan iyo toban daqiiqo. Ma haleelin ineey dhaqso u demiso dhawaaqa aan...

Soonki iyo Siyaasadda” Sheeko gaaban”

Soonki iyo Siyaasadda” Sheeko gaaban” Ducaale iyo Geedi waxay ahaayeen laba saaxiibo oo aad iskaga warqabay xilligi ay somaliya joogeen. Hadda qurbaha ayay soo galeen waloow ay laba wadan kala...

Qabyo Jacayl.

           QABYO JACAYL"SHEEKO TAXAN" Waxaan ahaa arday dhigta dugsiga sare ee Bursade sanadkii saddexaad, waxaan la noolaa qoyskayaga hooyaday, aabbahay iyo walaalahay,aad ayaan u faraxsanaan jiray, noloshana waxaan jeclaa inaan ugu...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q13AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q13AAD.     Samatar markaan waa laga wareejiyey gurigii dunsanaa, ee ay qolka ka deganaayeen, waxaana loo wareejiyey guriga Korneeyl Cirfiid, oo aan carruuri joogin, halkaasoo uu ka helay...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah” Sheeko taxane ah”

                      Qandho jaceyl iyo guur qasab ah    Horudhac: Kama eeysan quusan Suleeqa inuu maalin xaggeeda ku soo eeggo naxariis iyo dabacsanaan iyo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.121-125aad.

Yaasmiin markay shaqada ka soo baxday waxay soo martay guriga Deeqa si ay Raage uga sii qaadato, markuu albaabka ka soo baxay ayay isku naxday, waxay aragtay quruxda ka...

SHEEKOOYIN