FOOLAADKII FALSAFADDA
&
ARAGTIYAHOODI
(2)
SUQRAAD KA HOR
Qaybtii koowaad ee taxanahan waxa aan uga soo hadalnay macnaha falsafadda iyo meelkasoojeedkeeda. Qaybtan labaad waxa aynnu ku eegi...
ALBAABKII SOO MA NOQOSHADA
Markii ay gumaystayaashii reer Yurub ku habsadeen dhulalkii kala duwanaa ee Afrika, waxaa jira dhacdooyin aad u foolxun oo laga diiwaan galiyay deegaannadaas. Waxay gumaadeen...
NABADGALYO ROODHIISIYA
W.Q. Cabdinaasir Xiddig
Qormadaan waxaan ku dul-istaagayaa warbixin muuqaal ah oo aan ka daawaday barta YouTube-ka ee ThemesTV, taasi oo laga sameeyay is-badalkii waynaa ee sanadkii 1979-kii ka dhacay...
MARCUS GARVEY
Waxaa qoray Cabdinaasir Xiddig
Waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyay ee ka dhiidhiya addoonsigii lagu hayay dadka madow ee qaaradda Ameerika. Wuxuu si caalami...
Ninkii Saboolka Ahaa Ee Naaybuur
Waxaa qoray Cali M. Diini
Sheekadan Ninkii Saboolka ahaa ee Naaybuur (The Poor Man of Nippur) waa mid ka ah suugaanta ugu faca wayn dunida. Waxaa...
Haddii reer Yurub ay Renè Descartes u aqoonsadeen aabbaha falsafadda casriga ah, Afrika iyo adduunkaba waxaa gar ku ah in ay Zara Yacob u cimaamadaan aabbaha falsafadda casriga ah ee Afrika iyo tan dunidaba.
DAGAALKII ADWA
1896
"Dagaalkii Adwa wuxuu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee uu Talyaanigu ku galo Afrika. Wuxuu u dhaxeeyay Boqortooyadii Xabashida iyo Imbaraadooriyaddii Talyaaniga. Ku dhawaad...
KULA LIHI Q.11aad
Halkaan aan uga nasanno: ”No way iyo Alaysa kadaalika”.
Inkastoo dhir xoogliyo
Dhammac yaab leh lagu shido
Ma dhadhaar nuglaadoo
Sida dheylo Suulkiyo
lagu goosto dhooshoo
Hilib laga dhigtaa jira!!!
M.I.Warsame "HADRAAWI"
Waxaa la soo...