suugaan

Maansada:Soomaali Hunuunu!!

Maansadan  magaceeda, waxaa layiraaa "Soomaali hunuunu" waxaa curiyey Abwaan Maxamed Xuseen Faarax, Waa maanso ka hadlaysa, marxalada maanta umadda Soomaaliyeed ku sugantahay. Galayr ha'da maanso Adaa hal abuurka Tixraaca ha’ leeyda Hikaadin ogaaye Hiddiida hiddiida Hobeyda...

GOBANNIMO-(Maanso)

GOBANNIMO-(Maanso):         Maansadan GOBANNIMO, waa Maanso guubaabo ah,  waxaab tiriyey  badhtamihii sanadkii 2008dii,  Maansadan oo dadka Soomaaliyeed faraysa inay heshiiyaan oo gacmaha is-qabsadaan, si guudna ugu wada adeegaan qarannimo iyo gobannimo...

Maansada; Cawo daran! Curiye: Bashiir M. Xersi

Maansada; Cawo daran!   Caga rogan adduunyada Cishadii timaaddiyo Waagii caddaadaba Caynad aad la yaabtiyo Cibro qaadad baa yaal!   Ca’da kale waxay tahay; Cawa daranta Soomaal Markii aan carceershee Camalkeeda daawaday Cilladdeedu badanaa Maxay ceeb dhextaallaa! Maxay coobil liitiyo Caaragoys wad wadataa! Maxay nacab...

Danjire Q4AAD: W/Q Dr. Xasanwali Sh Xuseen Cismaan DVM

  Danjire Qaybta 4aad Sanadka kun iyo sagaal boqol iyo sagaal iyo sideetanka waxay dawladda maraykanku u keentay dawladda Soomaaliya Warqad, anigana isoo martay intaan ahaa Agaasimaha Guud ee Waaxda Siyaasadda Dawladaha...

Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Curiye; Bashiir M. Xersi

Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Soon suubban, samo wacan iyo soor dhadhan leh. Sidoo kale, Af haysi suubban, ajar badan iyo aqbal wacan.   Anoo Bile ahoo Baraare adduun Barwaaqo ku nool Haddaan Bilan...

Maansada: Gadsan

Maansada: Gadsan Garashada Ilaaheey Qof kuu galiyo waa DOOR Gablan maahan ruuxuu Caqli Guulle siiyaa. Gaabis maahan calashaa Kii loo gu' tiriyoon Saddex labo u geyn karin. Wallaan meel gabbaad lihi Dhaxan loogu go'i Karin. Gurgurshaa nin dhaansaday Godob layli...

Gabaygi (Koonfur Afrika ) Curiye abwaan Bilaal Axmed Wali

Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii. sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka taakulaysay...

Heesta: Qoor iyo xeralaay!

Heesta: Qoor iyo xeralaay! Soomaali qabweyn Soomaali qalbila' Soomaali qardaran Soomaali qarriban Qalin diiddooy Qori wadatooy Qowlkii EEBBIYO Qayrka xooraay Isma qaaddooy Walaalkeed qala Hadba labo qolo Isku qoomaay Nin dantiis qumay U qanbaanaay Qulqul socotooy Qaxooti indhala' Kaam qurmoon iyo Qurbe joogyahay Qadaf iyo caay Ku qaxweeyaay Qoor iyo...

Gabayga Waxbarasho.

waxbarashada waa maanso waano iyo wacyi galin isugu jidha waxaan maansadan hal abuuray abwaan ladane cabdi taariikhdu markay ahayd 27-4-2015. Da'da gabay markaan doonayaan caliyow dooxaaye. Dugsigiisa kama leexiyiyo dawga maansada'e. Waxay...

Maansada Xigmad badan, Curiye: Daadax Halyeey Carafaad

Maansiyo xaraga deed Suugaanta xaradhkeed Xarafkaan jeclaystaa Nin xeerkeeda mariyo Ku xeel dheer ayaan ahay Nin xariirta shaalkiyo Taajaka u xidhaan ahay Xumaan uma adeegsado Kumana xoolo day dayo Xikmad weeye mawluhu Xiskaygaa ku daabacay Afartaa xagaa dhigay Xeeshey araar saday Xikmad...

SHEEKOOYIN