suugaan

Gabayga: “Farriin Qaran” Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash”

Gabayga: "Farriin Qaran" Waxaa loo tiriyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General "Indha Qarshe". Halkan hoose ka dhagaysta: https://www.youtube.com/watch?v=74iXBqL4hGk   Gabayga: "Farriin Qaran" Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash” Mahadsanidiin.

Gabayga: Galayuus Curiye: Maxamad Cilmi Dhicisow

Gabayga: Galayuus Gabaygan la magac baxay "Galayuus" waxaa tiriyey Abwaan Maxamad Cilmi Dhicisow, wuxuuna daba socdaa gabaygii uu tiriyey Cornel Cismaan Cilmi Guure "Cukaash" ee ahaa "FARRIIN QARAN". Halkan hoose...

Gabayga: Jeestiyo waraaq.. W/T Ustaad Saciid Muuse

  Gabay magaciisa la dhahaa “Jeestiyo Waraaq” Gabaygan ayaa soo baxay 31.12.2014, waa habeenkii ugu dambeeyey gu’ gii dhammaaday. Gabaygan oo aan kaga faalloonayo, Jacaylka iyo Kalgacalka waxaad ka helaysaa...

Maansada: “Hiil hooyo” Waxaa curisay: Hodan Sheikh Cumar

Maansada: Hiil hooyo   Oraahdiyo sheekadeyda Mabda’a iyo aragtideyda Ammuurtaan faalladeeda Ujeeddada maansadaydan Tixdaan ararteeda suubban Micnaha asalkeeda duugan Ammaan hooyoo mugweynle Udgoon hiilkeeda weeye Istaag dhinaceeda weeye Astaahil wixii ah weeye Ummadda xasuusin weeye Xaqeeda Allaa caddeeyay Siduu Aayaad ku sheegay Axaadiistuna abbaartay Hooyadu...

Gabay Baroordiiq u ah, Qoraa, Abwaan Xuseen Sh Axmed Kadare.

Gabaygan Magacii waa MUDAN XASUUS, waxaan ugu talo galay inaan kaga qayb galo, xuska iyo xasuusta Sooyaalka Marxuum Laashin Xuseen Sh Axmed KADARE, Marxuumka oo aynu ka dheregsanahay taariikhdiisa...

Habdhac maanseed cusub oo la magac baxay “Laba Higgaadleey”

Waa habdhac cusub oo lagu soo kordhiyey maansada,  Maansada Soomaaliyeed ayaa ahayd soo jireen, haddana waxaa jira in mudooyinkii wax la bartey loo yeelay, Habdhac iyo hannaan lagu kala...

Silsiladii Saarka Tiriig Waxaa tiriyay Ahmed Hayow

Ta looxaa lagu dhigaa Tahliishuna waa quraan Talana Eebeey u taal Tilkana waa kooban tahay Waxaanse mar kaa tirmeyn Naftaaduna ay tebtoo La tiiceeysaa jirtee Tiriigeey ina adeer Adeeygu tallaalanoo Hurdada taam uma heloo Tuftii waxba ii ma tarin.   Tadii...

Gabayga Halgaad oo Jawaab u ah Gabayga Xaliye, ” Ustaad Saciid Muuse”

  GABAYGA HALGAAD Gabaygan waxaa la yidhaahdaa “ HALGAAD” waxaan uu jawaab   u yahay Gabay uu Abwaan cusub oo la yiraahdo (Xeyle) la yiraahdo ayaa igu soo halqabsaday, isagoo si abwaanimo...

Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan.

  Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan. Sannad waliba marka la gaaro bisha jannaayo 21keeda, waxaa loo dabbaal degaa xaflado iyo munaasabado lagu weyneynayo jiritaanka afka hooyo, laakin dadka qaarkii, waxaan...

DAAWO:BARNAAMIJ BAAQA+GABAY KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE.

BARNAAMIJ IYO BAAQ KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE. Baaqan ayaa ah mid aan ah mid looga  hadlayo  Xadhiga Korneyl: Cismaan Cilmi Guure(Korneyl Cukaashe) oo lagu xidhay , Gabay uu u...

SHEEKOOYIN