Maamulka Laashin

1781 articles

Xisaab la’aanta Dadkeenna iyo Qurbaha. Qore; Mohamed Musa Shiikh Noor

Xisaab la’aanta Dadkeenna iyo Qurbaha   Nin baa ku siiyay nolol ka wanaagsan tii aad ku noolayd, wuxuu ku siiyay nabadgalyo jismi, balse, kuma siin mid qalbi, oo wuxuu kugu...

Mareegta www.laashin.com   Mareegtan www.laashin.com waa mareeg loogu talogalay in lagu kobciyo laguna lafoguro arrimaha ku aaddan dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed. Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo hoosgala, guud ahaan arrimha...

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan! Qore; Yaxye Xaashi Maxamed

  Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday,...

Gabay; “Ma gar baa?!” Curiye; Ahmed Hayow

Gabay; Ma gar baa?!   Tixdan ee yar oo la yiraahdo (Ma garbaa) waxay is garab dhigaysaa laba walxaad, oo midi leexsan yahay, haddana, is weydiinaysaa sida kan dambe loogu abaalmariyo...

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:1AAD W/D; Cabdiraxiim H. Galayr

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:1AAD   Suugaan waa eray kulmiyana: hawraar kastoo hannaan, habdhac iyo heenso u gaara leh.Suugaannna asal ahaan waxay ka timaaddaa hadal, hadalkana waxaa loo kala saaraa: Tix iyo Tiraabama Hawraar iyo...

Gabaygii Qunyar Soco(Gabay garnaqsi ah oo qurux badan)

    Gabaygii Qunyar soco   1. Qaran caasi waan diidnay iyo, Toban qabiiloode 2. Qarax dhigana waad diidnay iyo ,Qar iska tuur baase 3. Qoowleystana diidnay iyo ,Shacab qaniinaahe 4. Anigaa qabweyn diidnay iyo, Qoom...

Gabayga; Duul walaala ah. Curiye, Xasan Abiib Faarax.” Xasandaaci”

DUUL WALAALA AH :- 1. Da’da gabayga waayadan ma rogin, Dabaqi saarnaaye 2. Ma durduuran maansooyinkaan, Diigga ku ahaaye 3. Ma doonyaysan geed goba baryahan, Damalki Weynaaye 4. Ma digriyin, ma daanshoon murtida,...

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub, gabaygii 7aad

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub Waa gabaygii 7aad ee ka mid ah sisiladda "GODANE GALBAY!" ee halkan hoose ka daaloco; Gabayga Godane Galbay!   Waxaa maanso geeraar tirsho, Amasa guuroowga Maskax...

Xaalufinta Waa Xabaashii Noolaha . Qore: Cabdulqaadir Cusmaan”Aroma”AUN

Dhaxal la’aan ayaa jiilka dambe dhacarsan doonta. Sida dowladnimadii u luntay oo kale ayaa wax walba u lumeen oo deegaankii u burburay oo dhaqankiina u doorsoomay. Wax kastoo laga...

SHEEKOOYIN