Maamulka Laashin

1782 articles

Ku ilaali afka hooyo qoyska dhexdiisa W/Q Nimco Noor

Ku ilaali afka hooyo qoyska dhexdiisa   Waalid walbaa waxuu  doonayaa in ilmihiisa ay noqdaan kuwo  iskuulada ku wanaagsanaada. Maahan dhaxal in ilmuhu uu ku wanaagsanaado waxbarashada ee waa hadba sida...

ILMADII DAGAALKA SOKEEYE Wq A. M. Yusuf

ILMADII DAGAALKA SOKEEYE     SOOMAALIYA waa lamadegaankii jaxarka                                                    ...

Qaabka ku habboon ee ubadka loo baro afka hooyo W/Q: Nimco Noor

Qaabka ku habboon ee ubadka loo baro afka hooyo   Nolosha aadanuhu waa mid qori-isu-dhiib ah, waalid walbaa waxaa soo barbaariyay waalidkiisii isaga dhallay, qaab, hannaan iyo xirfaddo kala duwan ayay...

Sibiyadaada la saaxiib W/Q Caasho Cali

Sibiyadaada la saaxiib   Soomaaliyoa markiii uu burburku ku dhacay dowladdi kali talisnimada, waxay umaddii Soomaaliyed u kala firxatay cid walbo i ay isleheed waad ku badbaadaysiin “Nin weyn meeshii ku...

Somaalida iyo Xiddigiska W/Q : Nimco Noor

Somaalida iyo Xiddigiska   Cilmiga xiddigiska ee Somaalidii hore, waxaa habboonaan lahayd in la uruuriyo intii laga awoodo ee wali raadkooda la hayo. Qaabka ay u odorosi jireen Meereyaalka kuna saadaalin...

Isfahamka nolosha W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Isfahamka nolosha   Xikmadaha noloshu waa kuwa aan la xisaabin karin sida ciiddaas oo kalena ah, haddana, waxaa jira waxyaabo badan oo xalkooda meelo dheer dheer aan ka raadinno, haddana, meelo...

Somali Fairy tales – Cigaal iyo Wiilkiisi

Ilmaha afka bara! Sheeko; Cigaal iyo Wiilkiisi Tebiso; Nimco Noor Daawasho wacan https://www.youtube.com/watch?v=CXbYcMhgOBw Somali Fairy tales - Cigaal iyo Wiilkiisi Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN