Maamulka Laashin

1782 articles

Sheeko; Cigaal Iyo Guuro Habeen

Ilmaha afka bara! Sheeko; Cigaal Iyo Guuro Habeen Tebiso; Nimco Noor https://www.youtube.com/watch?v=k4YSr0pbw0M Somali Fairy Tales  Daawasho wacan. Mahadsanidiin.

Geyllan kii Reer Turbac Calool Wq A. M. Yusuf

Geyllan kii Reer Turbac Calool  SOOMAALIYA WAAYO ABIDKEED BA lama gumeysan. Dalka keliya weeyaan, oo ay ku noolaayeen reerguuraa ga ugu wada gobsan qaaradda Afrika oo idil; waa se haddii ereyga...

Sahankii Nolashayda! W/Q; Abdi-aziz M. Shidane

Sahankii Nolashayda! Waxaan ahaay cunug yar oo itaal yaridu ka muuqatay, balse, maskax furnaa, kuna firfircoonaa wax barashada, dhug badanna lahaa. Markii aan rabo in aan aado dusiga Quraanka waa...

Biddood Moos ku Dul Baroortay Wq A. M. Yusuf

Biddood Moos ku Dul Baroortay   from: Wayeel to: Huda hussain date: Thu, Mar 27, 2014 at 8:10 PM Akhristow, waxa aan maanta kula soo wadaagayaa dhambaal aan beri dhoweyd u diray...

Gabayga; GUHAAD Curiso; Amino Abdullahi Yusuf

Gabayga; GUHAAD Gabayga; GUHAAD   Adduunyada kolley garannay, oo way gebidhacyeeysaa e Gaajiyo harraad iyo marbaad, oon la gubataa e Marbaa galal xareed ku gashaa, lagu garguurtaa e Gacmahaaga aad uga baxdaa, gaajo iyo oon e Galladaa...

QOOREY W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

QOOREY   AFEEF Sheekadani waa mala-awaal (fiction), dhacda kasta oo run ah oo sheekadani ay u ekaato waa wax isku soo beegmay si kama ah. Cid nool ama dhimatay oo ay ku...

Legdanka Lammaanayaasha! W/Q Abdi-aziz M. Shidane

Legdanka Lammaanayaasha!   Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida...

Nin Sigtay Ma Noola! W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Nin Sigtay Ma Noola!    Toban iyo kow sano ayaan dhiganayay dugsi. Dhawr bil kaddib waxaan u gudbayaa fasalka ugu danbeeya dugsiga sare. Hadda waxaa la joogaa xilligii uu dugsiga fasaxa...

SHEEKOOYIN