Maamulka Laashin

1782 articles

Gabayga: “Waajib” Curiye: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga: “Waajib” Gabaygaan “Waajib” sida magaca laga garan karo, waxa uu wax ka oranayaa oo ka hadlayaa WAAJIBAADKA qof ama shaqsi laga doonayo inuu si gaar ah ugu heellanaado. In...

Gabayga: Midnimo W/T; Cabdiraxiin H. Galayr

Gabayga: Midnimo Gabaygan waxaa la yidhaahdaa: (Midnimo) wuxuuna ka hadlayaa marxaladda maanta dalku marayo, midnimada iyo iskaashiga waxaan ahayn horumar lagu gaareyn, dibindaabyo, Duullaan, dagaal iyo darxumo ay dib dhac...

Gabayga “Qowm Aakhiraad’” W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga “Qowm Aakhiraad’” “Qowm Aakhiraad” waa gabay ka hadlaya duul dunida u jooga inay Aadanaha u diraan Aakhiro, oo ay dilaan, qarxiyaan, qixiyaan, qafaashaan ama ay qoorta gooyaan, una...

Gabayga: Dawo Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Gabayga: Dawo Gabaygan macagaciisa waxaa la yiraa: (DAWO), dawana waxaa laga doonaa qofkii isagu daweysan, oona garanaya dawadu meesha ay ku jirto, kana madaxbannaan inta gabaygu sheegayo ee eel ah,...

Maansada: “Faysbuug” Curiye; Maxamed Xuseen Faarax

Maansada: “Faysbuug” “Faysbuug”, waa maanso kooban oo ka warramaysa walxaha, wacaalka iyo waloohoodka lagala kulmo “Faysbuug”. Waa maanso maad iyo madadaalo isugu jirta, ayna ku milan tahay suugaan macaan, meerisyo miisaaman...

Jiiftada: “Magan!” Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Jiiftada: “Magan!” Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, dalka iyo dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee soo marey, maaha mid laga sheekayn karayo, qalin lagu koobi karayo...

Maansada: Maandeeq Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Maansada: Maandeeq Maansadan “Maandeeq” oo aan ku halqabsaday Bashiir M. Xersi, oo maanso la yiraa “Masuul” hore u daabacay. Anoo maanka ku haya caqabada jira ayaan jeclaystay inaan dareenkayga ku...

Maansada: “Ma ag joogi kari leyd?” Curiye: Saciid Muuse (Ustaadka)

Maansada: “Ma ag joogi kari leyd?” Ifka ruuxa kuu neceb Ma ag joogi kari leeyd?. Mid adduunka kuu jecel Ma ka sii ordi laheeyd?. Ahlan ruux ku soo yiri Ma ka aamusaan leeyd?. Midka kuu...

Gabayga: “Jaan Ibliis” W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga: Jaan Ibliis “Jaan Ibliis” waa gabay taabanayo marxaladda haatan ee umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba dhibaatooyinka guud ee la degay. Gabaygu wuxuu qeexayaa in kooxaha sida Qowm Aakhiraad (Al-shabaab), Burcad...

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD Qaybtii hore ee qormada waxaan uga soo hadalnay; SIYAASADA (SIYAASI) WADAAD ''CULUMAA'UDIIN'' QABYAALADDA ''QABIILKA" QABYAALADDA & SIYAASADDA Ayaan nagoo halkii ka sii wadaynaha isku Milan...

SHEEKOOYIN