Istookolma iyo kulankii suugaanta carruurtaWaxaan isu sii diyaarinayey socdaal aan ku aadi lahaa Yotoboori. Waxaan qado ku ballansanayn Cabdi Bashiir, oo ka soo laabtay socdaal uu Jabuuti ku tagay,...
Gorfaynta buugga: ‘Fire and Fury: Inside the Trump White House’Buuggan Fire and fury (dab iyo caro) waxaa qoray Michael Wolff, wuxuu ka kooban yahay 327 bog, wuxuuna soo baxay...
HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY Maanta oo ay bishu tahay 50/01/2018 waxaan ebyay akhriska buugga “HILAADIN” ee uu qoray “QARYAAN” Bashiir M. Xersi. Inta aanan galin ararta...
SANBUUS BALLAC AH Horta weli cunto ma idiin kaga sheekeeyey? Ma jecli, balse, aan inyar siyaasadda idin ka nasiyo. Rag iyo dumar, aniga ayaad ii casuuman tihiin, ee faallan ku...
Maansada: Yaacdo dhega xiran Ciisoow ya'leeydii Yalka iyo dabeyshiyo Yayeentii war qaadkiyo Ii keenyey yaaruhu. Ha yeeshee, yabaalkiyo Yalanyoolka nagu dhacay Waa ammuur la yaablehe Anna yeleled faallada Aan warbixin yulyuliyee...