Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! Geeraarrkan “Calan yahow Rag U Hoobtay” waxa aan curiyey bishii Juun 26-keedii, sanadkii 2016. Maalmaha xorriyadda ayaa aan ugu talogalay in aan uga qeybgalo...
DAACUUNKA Daacuunku waa cudur daran, oo ka dhasha biyaha iyo cuntada wasaqaysan. Inta badan waxaa la la xariiriya goobaha biyo yari iyo nadaafad xumo ay ka jirto, sida xeryaha qaxootiga....
Soonqaad wanaagsan mise Ramadaan Mubaarak?! Soonqaad suubban Habeenkii soonqaadku soo galay, ayaa waxaan soo qoray, in adeegsiga afka ay ka mid tahay, in la dhaho "Soonqaad wanaagsan" ee aan la dhihin...
“When Donkeys Give Birth To Calves” Buug dhugasho iyo dhuuxid mudanInta aanan mowduuca cinwaankan gudagelin, bal aan iftiinsho sidan ku helay. Maalin anoo dhexmushaaxaayo baadidoonka Googlaha ayaan helay afar...