Tifaftiraha

480 articles

FALLO KOOBAN GACAL IYO GAYAAN W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal

GACAL IYO GAYAAN Magaca dhiganaha: Faah-faahinta magaca dhiganaha ku dheeraan-maayo, balse, marka aan is dultaago, magaca Gacal iyo Gayaan, wuxuu iska saaran-yahay labada arrin oo saldhigga u ah wadaagga nololeed ee...

SUMADAHA QORAALKA Q3-AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

SUMADAHA QORAALKA Q3-AAD GERGOD; MUUQAALKA SUMADDA GERGOD-KAWaa ASTAAN ka kooban, JOOGSI. iyo HAKAD, Sumadda GERGODKU waa; astaan muunaddeeda iyo muumaamuuskeeda gaar ahaaneed leh, waxay kaa kaalmeynaysaa inaad isku-xirto fikradaha aadka isugu dhaw...

Dhanbaalkii gobannimada! WQ. Guryasame Cabdi Maxamed

Dhanbaalkii gobannimada! Cantuugadii u danbeeysay koob qaxwa ah oo saacad horyiillay markii uu kabbaday ayuu billaabay in uu qoro, wixii uu ka fekerayay. Qalinka ayuuna dhexda qabtay...Iga...

BANDHIGGA BUUGAAGTA MUQDISHO WQ: Bilaal Qaasim Fiqi “Aar”

BANDHIGGA BUUGAAGTA MUQDISHO Hordhac: Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho waa mid sannadle ah oo ka qabsooma Magaalada Muqdisho ee ah magaala-madaxda dalka; waxa uuna qabsoomay sannaddiisii 5aad oo xiriir ah. Sannadkan oo...

Maareynta wakhtiga WQ: Cabdisalaan M. Xersi

Suurayso in bangi (bank) xisaabtaada (accoun) kuugu shubay lacag dhan $,525600(shan boqol labaatan iyo shan kun iyo lix-boqol ) lacagtaas waxba kugu biiri maayaan, in ay wax ka dhimmaan...

BANDHIGGA GACAL IYO GAYAAN WQ:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

BANDHIGGII GACAL IYO GAYAAN MAHADCELIN Marka hore Eebbe ayaa mahad-leh nagu galladay inaan dhiganahaan Gacal iyo Gayaan si’milgo iyo maamuus leh usoo bandhigno. Intaas ka dib, xaddiis saxiix ah oo Abuu...

Maansada: BAHDA LAASHIN W/C:- Farax Sh. Cabdirisaaq

Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa BAHDA LAASHIN. W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq, waa maanso ka hadleysa waxtarka iyo milgaha bahda LAASHIN. Bahda Laashin waa bah u taagan haqab-tiridda iyo hagaajinta...

Midkeen daacad u nahay WQ:- Cali Cabdiraxmaan Maxamuud (Cali Ugaas)

Midkeen daacad u nahay (Qaranka, Qabiilka, mise Diinta). Soomaalidu waa isir da’ weyn oo leh sooyaal xaddaarad, dhaqan, diin iyo deegaan u gaar ah. Waa ummad soo-yaalkeedu aad u fog-yahay...

Maansada: goormay xamar fayoobaan W.C. Farax Sheekh Cabdirisaaq {zedra Sheekh}

Maansada: goormay xamar fayoobaan waa maanso digniin ah, sidoo kalena, waa farriin-danabeed gudbineysa in laga fayjignaado shar-wada-yaasha qaraxa iyo qarbudidda la daba taagan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka reer...

TILMAAMIDDA GACAL IYO GAYAAN W/Q:- Cabdalla Qaasim Daameey

TILMAAMIDDA GACAL IYO GAYAAN Magaca dhiganaha: Gacal iyo GayaanQoraaga buugga: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal)Daabacaadda: madbacadda Laashin.Soo baxay: sannadka  2019.Bogagga dhiganaha: 298 bog Inta aanan kuula socdaalin gunta hoose ee dhiganaha...

SHEEKOOYIN