Tifaftiraha

480 articles

Falanqeynta buug-sheekeedka Gaso,Ganuun iyo Gasiin WQ. Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”

Falanqeynta Buug-sheekeedka Gaso,Ganuun iyo Gasiin Gaso, Ganuun iyo Gasiin, waa buug-sheekeed u qoran hab caalamiya oo aan hore sidiisa oo kale loogu qorin afkeenna ama far-soomaaliba. Waa mid ku cusub...

Maanso: Dhiganaha Gacal iyo Gayaan W/C:- Farax Sh. Cabdirisaaq {Zedra Sheikh}

Maanso: Dhiganaha Gacal iyo Gayaan waa maanso gorfeyn ah oo aan ku soo koobayo, waxtarka dhiganaha GACAL YO GAYAAN ee uu qoray, laashin, qoraa: Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal....

Barbaarita ardayga W/D: Jamaal cabdinaasir & Yuusuf Cabdi fataax

Ardayahow; horumari naftaada "Horumarinta naftu waa habka ugu weyn ee amminka ilaaliya, mar waliba ee aad nafsaddaada horumariso waa mar waliba oo ay ammin yar kugu qaato gaarista yoolkaaga." ~Brian...

Go’aan maangal ah ka gaadh masiirkaaga wax-barasho WQ. Jamaal Cabdinaasir

Ardayahow; Go'aan maangal ah ka gaadh masiirkaaga wax-barasho. Socodka iyo jamashadu waa laba albaab oo ku fooggan dadaal iyo is hormarin, qofkeedana ku beegeysa tilmaamo sugan. Xiisaha iyo deg-degga...

Falanqeynta buugga Keymadoow WQ. Cabdikariin Cabdulle Culusow

Falanqeynta buugga Keymadoow DHIGANAHAAN KAYMDOOW waxaa qoray Cabdullaahi Macalin Maxamuud (siyaasi) Waa buug sheeko sooyaaleed ah, balse, inta aanan dul tegin aan marka hore is dul taago erayga...

Faallo kooban GACAL IYO GAYAAN – W/Q:- Laashin Xasan Abuukar Calasow ”Abaaji”

Faallo kooban GACAL IYO GAYAAN Waxa gacanteydaa soo galay oo aan nasiib u yeeshay inaan aqriyo dhiganaha GACAL IYO GAYAAN ee uu qoray sammigeey laashin: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal” Waxaa...

DOOB GAAMURAY W.D. Barbaariye, Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Bilic hor dhaceedkan yar, waxaan kaaga soo xoodaamiyay buugga la yiraahdo "DOOB GAAMURAY" oo aan filayo inuu dabayaaqada sannadkan idin soo gaari doono, sidaa darteed gabadha sheekadan jileysa...

Falanqeyn-ta CAR-GARO W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal

Falanqeyn-ta CAR-GARO Nolosha ka jirta tiyaatarka daah-laawe, waa tilmaan, turxaan bixin, tusaale, toosin iyo talo ku beegan toobiyaha is beddelka nolosha cusub, waxayna tusmo hordhac ah u tahay, bandhig qaab...

Iftiiminta KAYMADOOW W/Q:- Xuseen M. Cabdulle Wadaad

Iftiiminta KAYMADOOW Keymadoow, waa buug mug-weyn oo tilmaamaya waaya la soo maray, waa buug sheeko-faneed ah oo si hufan uga hadlaaya mid ka mid ah waayihii murugada iyo xanuunka...

SHEEKOOYIN