Tifaftiraha

480 articles

“Ergadii aamusnayd.” W/Q: Bile Cabdi Maxamed

"Ergadii aamusnayd." W/Q: Bile Cabdi MaxamedAmminku is rogrogi ogaa, Dunidu waa geeddi aan joogsi lahayn oo rafaad iyo raaxo, xasuus iyo xanuun, guul iyo guuldarro, geeri iyo nolol midba...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q5AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

 Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q5AAD.”Toxoboow wuxuu muuqsaday inaan beriga Toxobeey diyaar u ahayn, inay sheegto cidda ay tahay, la ye: “qofta kasheeda wixii ku jira korkeedaa laga kasaaye”...

Waddada suubban. Q24AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q24AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Qofka sooman waa inuu ka ilaaliyaa carrabkiisa Af-xumo, caay, iyo muran."Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: qofkii aan iska...

Hillowgii Walaalaha W/Q: Bile Cabdi Maxamed

Hillowgii Walaalaha W/Q: Bile Cabdi MaxamedWaa nasiib badanahay haddiiba farriintaydii ku soo gaartay. Markiiba ma akhris ayaad ku billaawday? hagaag, walba kursi soo jiido, istaag kuma akhrin kartid'e illayn...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q8AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q8AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Uurka ka heshiiya” waxaa na mariyay laashin: Maxamed Gacal Xaayoow (AUN). Waa guurow ka hadlaya,...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.”Shimbirti ayaa shulu'shulu’ billowday, waagii ayaa sala' yiri: carceeradii hiirannimo ayaa bari ka soo muuqatay, waxaa yimid qaboonada dharabka keenta ee subaxnimo. Intii mici...

Inaad saama jiiddiyo sanqadh tirasho kala daa! W/Q: Bile Cabdi Maxamed

Inaad saama jiiddiyo Sanqadh tirasho kala daa." Qormo kulul. W/Q: Bile Cabdi MaxamedSoomaalinimadaan dadka kaga sarreynaa, waa been la dhoo-dhoobay sababtoo ah dad uguma sarreyno haddaanan-ba ugu hoosayn maanta....

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Camal Suubban la ma aqbalo, haddii aan niyaddu daacad ahayn oo aan dar Alle loo la jeedin.”Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Rasuulkii...

“Soomaaliya Allow dowlad la’aanta ku sii haay. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Soomaaliya Allow dowlad la'aanta ku sii haay!"Marka aad ciwaanka qormada aragto is la markiiba maskaxdaada waxaa kusoo dhacaya waa maxay ninkaan in kaartamaya, habbaaramaya iyo sababta loogu maajig daray...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q7AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q7AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Aqoonyahan" waa guurow ka hadlaya qiimaha iyo qaayaha uu leeyahay AQOONYAHANKU bulshada Soomaaliyeed. Laashin Maxamed...

SHEEKOOYIN