Xasan Cabdulle

426 articles

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad...

“Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.

"Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.Oday ayaa wiil yar dhalay, dabadeed wuxuu siiyo ayow waayay, oo hugi ama hunguri ah "xoola ma qabin" "Beerna ma tacban jirrin"...

“Wadka aan ka weeciyo, Dhacdo dhab ah!” W/Q: Ibraah Ismaan Afrax

"Wadka aan ka weeciyo, Dhacdo dhab ah!"Waa habeen gudcur ah. Ma jiro iftiin aan aheyn xiddigaha ku shaqlan cirka. Meeshu waa duur, jid bacaad ah baa dhex mara oo...

“Waddada Suubban. Q1AAD W/D/ Xasan Shirib-maal

"Waddada Suubban" Q 1AADHaku Mashquulin Firqooyin, Ee Naftaada Ku Mashquul!""Sharafta iyo Ahmiyadda  Axaadiista Rasuulkii "Eebbe"   Muxamed(S.C.W) Qiimaha ruuxiga iyo Aadaabeed Ay leeyihiin ka Sokow, Waxaa weyneya oy Sharci u tahay...

Taariihkda Degmada Luuq. W, Q Proff, Yaxye Sheekh Caamir

Taariihkda Degmada Luuq. W, Q Proff, Yaxye Sheekh CaamirLuuq ( Lugh) waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu da’da weeyn Somalia, sida ku cad qoraalka Captain Thomas oo ingriis...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AAD Haddaan sii amba qaadno qormadeynii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka"Markaan waxaan ku soo qaadanayaa: Abwaan Caraboow Maxammad Axmed, iyo Shiribyadiisa togan ee aan...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.