Saadaasha nolosha sideedaba Kuma koobna jiritaankaaga iyo xaaladahaaga, ee waxay ku koobantahay hadba inta fikirkaagu iyo hal-abuurkaaga jiro. Waana sabab kuu gaar ah in hirdankaagu Sara kaco oo ay...
African Solutions for African Problems  GOOBAYNTani waa soo koobid ku saabsan khudbad cinwaankeedu ahayd “African Solutions for African Problems“ oo uu Prof. Ali Jimale Ahmed ka jeediyey Carwada Buuggaagta Hargeysa,...
"Science is the poetry of reality." Richard Dawkins***"Saynisku waa ku gabyidda xaqiiqda/dhabnimada/runta." Richard Dawkins Profesor Richard Dawkins waa Alle diid rumaysan caddeymaha sayniska, maangal iyo maantus. Cinwaanka 'Cadowga Maangalka'...
Mad-habka itus oo itaabsiiCasharkii afaraad waxa aynu ku soo baranay felsafadda cimibaarista gaar ahaan iskuul fekerka toganidda. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa mid ka mida mad-habyada iskuul fekerkaas....