Cali M. Diini

120 articles

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA? Q3aad| WQ; Cali M. Diini

Sida ay sheegeen taariikhyahannadii Roomaanku gaar ahaan Virgil oo noolaa sannadihii 70 CH ilaa 19 CD galabtii Aeneas ka shiraacday Boqorad Dido oo indho jacayl ku eegaysa ayaa colaadda Qardiijiya iyo Room bilaabatay.

HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA? Q2aad| Cali M. Diini

HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA? Q2aad   Aasaaskii Qardiijiya (Carthage) Sida aan horay u sheegnay dawladdii Qardiijiya waxa ay caan ku ahayd baayacmushtarka iyo ganacsiga qararafka ah ee reer Qardiijiya ku gaalabixin jireen...

HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA? WQ; Cali M. Diini

HANIBAAL (Q1aad) Waxaa la qirsan yahay in Hanibaal, Julias Caesar iyo Alexander The Great ay ahaayeen saddexda Jeneraal ee mid afareeyaa uusan soo marin dunidii hore. Inta aynaan gudagelin werinta taariikhda Hanibaal...

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) WQ; Cali M. Diini

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

JOOJI DIBUDHIGASHADA

Jooji dibudhigashada   Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso Cali M. Diini   Shariif-Saalax Maxamed-Siraajuddiin waxa uu ahaa danjire, qoraa, cilmibaare iyo afaqool figta sare uga jiray...

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL W/Q: Cali M. Diini

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.