CAWRALA IYO CALI-MAAX
"Cali-maax sidii johoraddii, yaanan kuu jamane
Jannadii sidaa tahayna yaan, jawda kugu hayne
Dabadeedna kala jiidanine, mar ila soo joogso"... -Cawrala Barre.
Sheekadaan waxaa lagu tiriyaa in ay ka mid...
BOOLI BARAKAYSAN
Q. 2AAD
W.Q. Cali M. Diini
Waa hagaag. Sheekada aan kaaga sheekayn doono waxa aan ugu magacdaray Booli Barakaysan. Waxa aan kaa doonayaa in aadan sheekada iga koobin ee keliya...
JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
"Waaxyaha jidhkaygaay
Haddaan ku waayo
Waa ii waxyeelee
Alla ku aaway?" -Xuseen Meecaad.
"Kuu waashay waashay
Naftaan wareertay
Ha wayrax goysee
Anna i way kan...."...
HEESTII LUMBUMBA
17-dii Jannaayo ee sanadkii 1961-dii waxaa guud ahaan dadka reer Afrika u soo yeeray war aad u naxdin badnaa, war uu qof kasta oo afrikaan ihi la qadiimooday,...
A Journey into the World of Philosophy:
Unveiling Truths and Challenging Perspectives
Introduction
In late 2019, I embarked on a profound intellectual journey that would forever shape my understanding of the world....
FOOLAADKII FALSAFADDA
&
ARAGTIYAHOODI
(2)
SUQRAAD KA HOR
Qaybtii koowaad ee taxanahan waxa aan uga soo hadalnay macnaha falsafadda iyo meelkasoojeedkeeda. Qaybtan labaad waxa aynnu ku eegi...
ALBAABKII SOO MA NOQOSHADA
Markii ay gumaystayaashii reer Yurub ku habsadeen dhulalkii kala duwanaa ee Afrika, waxaa jira dhacdooyin aad u foolxun oo laga diiwaan galiyay deegaannadaas. Waxay gumaadeen...