Maxamed Muusa Nuur

398 articles

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                         “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 2aad   Hinda waa Gabar aan wali la guursan, balse la oran karo waa qof ka daahday Guurka, sababa badan ayaana loo...

EYGAN WAA JARMAL, EE ADIGU YAA TAHAY? (SHEEKO GAABAN) W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

  EYGAN WAA JARMAL, EE ADIGU YAA TAHAY? Goobtu waxay ahayd goob laga dhamo ama laga cabo Caanaha Geela, laga yaabee in aad la yaabto goob dhan oo Dad inta...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

     “GODOB IYO GARAAW”        (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 1aad Dunida jiritaankeeda ayaaba ah Qisooyin, qiso marka laga qisooyana waa in ay jirtaa sabab qisadaas lagu keenay iyo...

KU SOCOTO NINKAYGA. (WARQAD FURAN) Qore :Mohamed Musa Sh. Noor

KU SOCOTO NINKAYGA  (WARQAD FURAN)   Nolosha waa mid dhinacya badan iska kaa tusisa dhacdooyin badana leh, kuwaas oo aad ka taxaddari lahayd inta aysan kugu dhicin haddiiba aad ogaalkeeda lahaan...

QIRASHO LA’AAN JACAYL IYO, QASAARO LIXAAD. W/Q: Amina Cabdillaahi

QIRASHO LA’AAN JACAYL IYO, QASAARO LIXAAD. Guriga ayay igula noolayd, waxa dhalay adeerkay ruma oo aabbahay ay isku oday iyo bar yihiin, adeer cali waxa uu degan yahay Baadiyaha, Xoolo...

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN)

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN) Jaziiradda aan ku dagnay waxaa lagu magacaabay (Samothrace), mahad Eebe ayey ahayd in aan halkaas si nabad ah ku nimid, waxaanu moodnay in uu...

XAMAR AAN HAGAAJINO, AAN HAGAAGNEE. Qore: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.

 XAMAR AAN HAGAAJINO, AAN HAGAAGNEE.   Marka hore Alle ayaa mahad u sugnaatay ii suurta geliyay in aan maqaalkan usoo bandhigo Bulshada Soomaaliyeed ee aan Af iyo Diin wadaaga nahay, marka...

JACAYL IYO QUUDHSI! Qaybtii 2aad W/Q: Amina Abdilaahi

Jacayl iyo quudhsi! Qabtii 2aad Ayaamihii aannu ku cusbayn magaalada hooyo may ogolaan jirin in aan dibidda u baxo, oo meel tago. Balse maalinba taab ayaan qaadayay, oo hablo badan oo...

WAA MAXAY MIDNIMO? W/Q: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.

WAA MAXAY MIDNIMO? Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka Soomaliyeed oo dhan meel kasta ay joogaan salaan kadib, wuxuu Maqaalkan kooban ku saabsanyahay Midnimada iyo Faaidada ay leedahay. Waxaan usoo bandhigayaa...

Go’ay oo Guur xumaystay! W/Q: Amina Abdillaahi

Go'ay oo Guur xumaystay! Waa Galab jimce ah, saacadu waa 4:30 Galabnimo.waa Jewi deggan Cirka Daruuro ayaa hoganaaya.Qorrax badani ma jirto, neecaw qabow ayaa dhacaysa.waaMaalin fasaxa, oo dadku ka nasteen...

SHEEKOOYIN