Maxamed Muusa Nuur

398 articles

JACAYL IYO QUUDHSI! W/Q: Amina Abdilaahi

Jacayl iyo Quudhsi! Qaybtii 1aad Maxaakiimtii islaamiga ahayd, iyo dawladii cabdilaahi yuusuf, markay xamar dagaaladu ku dhexmarayeen, ayaannu ka qaxnay, muqdisho. Oo u haajiray dalka kiiniya, anniga iyo qoyskayaguba. Xaafadayadu waxa ay ka...

QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY!

QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY Waxay leedahay Qiso murugo badan balse dhamaad wanaagsan, magaceeda waa Fatima Noor, waxay ku dhalatay Magaalada Kismaayo, waxay lasoo qaxday qoyskeeda...

XAQA AAD U LEEDAHAY NOLOSHA IYO NABADDA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XAQA AAD U LEEDAHAY NOLOSHA IYO NABADDA. Dunida Alle uma abuurin in la qarribo oo xaq lagu kala galo, sida dhabta ah marka diinta loo eegana waxaad ogaanaysaa in Qof...

MAXAA MUSUQAY MADAXDA MUSLIMKA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

 MAXAA MUSUQAY MADAXDA MUSLIMKA? Musuqmaasuqa wuu ka jiraa dunida oo dhan, hadana iyada oo sidaa ay tahay waxaa jira is tixraac ama is daba gal lagu ogaan karo qofka wax...

DULMI QUUDASHO, DACARTAA DHAANTO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DULMI QUUDASHO, DACARTAA DHAANTO. Dulmi waa dadajiyaha ciqaab ku habsata inta ku dhaqanta markaas, mar walba weynu doonaynaa naxariista Alle, balse dulmi iyo doonista naxariista Alle marnab meel islama galaan. Alle...

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO. (World Health Organization) Qaybtii 2aad

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO Qaybtii 2aad Yaa iska leh virus-ka Zika Who owns the Zika Virus? By Guillaume Kress Global Research, February 03, 2016 http://www.globalresearch.ca/who-owns-the-zika-virus/5505323 Wuxuu yiri: “Ururka Caalamka...

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO. (World Health Organization)

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO WHO (World Health Organization) oo ka wadda Kenya mashruuc in gabdhaha ma dhalays laga dhigo Ururka Adduunka ee Caafimaadka oo ah laan ka...

QALLINKA QALLOOCAN JOOJI.

QALLINKA QALLOOCAN JOOJI.   Qaabka wax loo kala gudbiyo mar walba waa lagu kala duwan yahay, qof walbana Haybad gaar ah ayuu Alle u siiyey in uu wax ugu gudbiyo bulshadiisa. Hadaba,...

SHEEKOOYIN