Buuggaagta

Iftiiminta KAYMADOOW W/Q:- Xuseen M. Cabdulle Wadaad

Iftiiminta KAYMADOOW Keymadoow, waa buug mug-weyn oo tilmaamaya waaya la soo maray, waa buug sheeko-faneed ah oo si hufan uga hadlaaya mid ka mid ah waayihii murugada iyo xanuunka...

KAYMADOOW FALAN-QEYN KOOBAN W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KAYMADOOW FALAN-QEYN KOOBAN Dhiganahaan “KAYMADOOW” ee uu qoray, qoraa: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi), Waa sheeko maanfur ah, kana waayo warramysa, dhacdo soo martay sooyaalka ummaadda Soomaaliyeed. Waa sheeko ku suntan...

Wakiilka AGA ee waddanka Sweden oo kala hadlay Soomaalida Norwey daryeelka Afka-soomaaliga

Wakiilka AGA ee waddanka Sweden oo kala hadlay Soomaalida Norwey daryeelka Afka-soomaaliga Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ee waddanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada Skien ee dalka Norway...

GORFAYN-TA HILAADIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFAYN-TA HILAADIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Dhiganaha: HILAADIN. • Qoraaga: Bashiir M. Xersi • Bogagga: (164). • Hormooyinka: (16 hormo). Hormo kasta waxay goonideeda u leedahay laaman ka unkamay oo aan...

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka Dhiganaha Jamashada haweenka ee uu qoray  Qoraa, Hal abuur Ibraahim Cismaan Afrax Nolosha, Dhiganahan oo  uu deeq ahaana uu iigu soo direy qoraagu mahadi haka gaadho...

BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE Bidhaamiye waa dhigane ka faalloonaya kobcinta afka Hooyo. Mar haddii lagu yiri: “HOOYO” Waad garatay inay tahay halka laga soo askunmo ee billaaw u ah jiraalka. Hooyo waa...

GODOB IYO GALLAD WAA BUUG CAJAA’IB BADAN OO MARNA KAA OOYSIINAYO MARNA KU FARXAD GALINAYO. W/D: Shiiqaalow Xasan

GODOB IYO GALLAD WAA BUUG CAJAA’IB BADAN OO MARNA KAA OOYSIINAYO MARNA KU FARXAD GALINAYO. W/D: Shiiqaalow Xasan Waa lagu kala xariifsan yahay habka wax qorista, hibo ayay qorayaasha qaarkood...

Buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin – Qore: Prof Cali Jimcaale Axmed

Si aad u hesho Buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin ee uu qoray qoraa ama abwaan Prof Cali Jimcaale Axmed la xiriir adress-yada hoos kaaga Xuseen Maxamed Cabdulle Läroverksgatan 10 E, lgh....

Buugga Hillaadin – Qore: Bashiir Maxamed Xersi

Si aad u hesho buugga hillaadin ee uu qoray qoraa ama abwaan Bashiir Maxamed Xersi la xiriir adress-yada hoos kaaga Xuseen Maxamed Cabdulle Läroverksgatan 10 E, lgh. 1102 641 36 Katrineholm, Sweden Daabacaada laashin Laashin...

SHEEKOOYIN