Maxamed Xuseen oo quraacanaaya ayaa waxaa albaabka soo garaacay Maamule ku xigeenki dugsiga dhagaxtuur oo ay la socdaan masuuliyiin ka socda Wasaarada Waxbarashada, Maxamed wuu ka naxay aragooda, wuxuuna...
Deeqa iyo Mulki waxaa laga joojiyay waxbarashada inti ay ka dhammaaneeyso baarista, Hooyo Mako oo ku ogeyd gabadheeda inay ka bedelanayso dugsiga, ayaa layaabtay isbedelka ku dhacay gabadheeda markaa...
Mulki oo Deeqa uga jawaabeysa sababta ay dugsiga uga soo tagtay ayaa ku tiri: "waa sida aan uga soo tegay saaka, waana ka bedelanaa dugsigaas" Deeqa oo layaaban ayaa...
Sureer ayaa waxay doontay Muufo lagu casheeyo habeenki ay soo kala tageen Maxamed habeenki ku xigay, inti cashada la cunaayay ayay Busaad dareentay in aanay ka soo gedin Eedo...
Samatar markuu uga sheekeeyay Aabe Xuseen Aji, ayuu gacanta ka soo qabtay, wuxuuna ku soo dhexdaray carruurtiisa, sidaa ayuu Samatar uga mid ahaa reer Xuseen Arji ilaa uu ka...
Waxaan ku iri maxaa rabtaa?sheego wax walba oo aad dalbatid kasoo qaad in sida aad u rabtid loo aqbalay, kaalay ayay I tiri, waan u imid, waxaa la igu...