JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q5AAD
Aad waxaan ugu faraxsanaa in jacaylka aan la wadaagayo gabadhan uu ahaa mid qurux badan oo mar walba I dhaafsiin jiray wax badan oo niyaddayda...
SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD
Dumar kala ilwaad wacan
Eddebtana ku kala rooon
Ixtiraamkana kala mudan
Idilkood haweenkaba
Adaan kaa ishaartoo
Ubax deer la moodyee
Aragtida u wacaneey
Ooridaydii...
DILAAGII LA BOQRAY!
Barre wuxuu ahaa qof aad u da’yar, wuxuuna la kowsaday kuna caqliyestay burburkii dalka. Wuxuu ku noolaa gobal ka mid ah goballada dalka. Dilku wuxuu ka ahaa...