I D A H A
Waxay kamid yihiin boqortooyada noolaha (Animal Kingdom). Bahda lafdhabarleyda ah (Chordata). Gaar ahaan bahda naasleyda (Mammalia). Iduhu waxay Ku jiraan bahweynta Qanjaafileyda ama se raafyarta...
KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...
ARDAY QAB WAYN vs DAL SHUUCI AH
Qormadii aan shalay ka qoray buugga "The Road to Zero: Somalia's Self-Destruction" ayaa waxaa ku jirtay dhacdo dhexmartay ardaydii Soomaaliyeedna ee Shiinaha wax...
DHULBALLAARSIGII RUUSHKA:
qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya
Waligaa ma
iswaydiisay sababta Ruushku baaxad ahaan aad ugu waynaaday? Maxay ku dhacday in
Ruushka oo aan dad ahaan wax badan ka badnayn dadka...
Suulka lugta iyo sirta ku duugan
Soomaalida waxa lagu tiriyaa dadyowga dunida ugu
faca wayn, maadaama ay ku uuman yihiin geeska Afrika oo la rumaysan yahay in
sooyaalka aadamuhu kasoo unkamay muddo...