Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maanso
Maanso
“MAANGAAB” Maansadii 9AAD ee Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 20, 2014
0
MAANSO; MAANGAAB Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 9AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan; Dunidaan mugga waynle Milgaheeda dhammaan Mowlahay...
SII AQRI
Maanso
“DARDAARAN” Maansadii 8AAD Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 20, 2014
0
Maansada; DARDAARAN Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 8AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan; Maansada; DARDAARAN Meeshan gocanayaad Mudmuddeen ayaantee...
SII AQRI
Maanso
“Murugadooda Reer Yurub” Maansadii 7aad ee silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 12, 2014
0
Maansada Murugadooda Reer Yurub Waa maansadii 7AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO. Maansadu waxay si gaar ah u daba socotaa maansooyinka ka horreeyay oo ay curiyeen Saciid Muuse, Cabdiraxiin H. Galayr iyo...
SII AQRI
Maanso
“Marinkii Midnimada” Maansadii 6aad ee silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 11, 2014
0
Maansadii Marinkii Midnimada Waa maansadii 6AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO, kuna socota Bashiir M. Xirsi, oo daafuray silsiladda iyo dhammaan dadka midnimada jecel, gaar ahaan dadka La xusay. Maansada...
SII AQRI
Maanso
“Mooshin Midnimo” Maansadii 4AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”
Maamulka Laashin
-
October 7, 2014
0
Maansadii (Mooshin Midnimo) Maansadan waxaa la yiraa (MOOSHIN MIDNIMO) waxayna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, waana tii 4aad. Aniga oo aan diiddaneyn MIDNIMADA ayaan Mooshin ka keenay, qaabka ay dadku u...
SII AQRI
Maanso
“Dhagax dixeed” MaansadII 5AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”
Maamulka Laashin
-
October 7, 2014
0
Maansada Dhagax dixeed Maansadani waa Maansadii 5aad ee Silsiladda Midnimo. Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir M. Xersi, ee ee mahaceedu ahaa "Midnimo" billow iyo iyana u...
SII AQRI
Maanso
Maansada Midnimaa leh Maamuus Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo…
Maamulka Laashin
-
September 29, 2014
0
Maansadani waa Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo, Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir Maxamed Xirsi, ee Midnimo, Maansadan ayaa ka hadlaysaa, Jawaabna u ah Su’aallo...
SII AQRI
Maanso
Maansada; “Dhulku waa dhulkeennee” Waxaa curiyey; Ayaan Shiekh “Nuxur”
Maamulka Laashin
-
September 27, 2014
0
Dhulku waa dhulkeennee Dhibaatada dadkeygaa Dhaaka faarka maansada Igu dhalisay caawoo Dhabtii iigu wacano Dhinaceyga waayahyan Dhulkii muusan qabad abid! Dhibbadii astaantiyo Dhaxalkii awoowyiyo Ddulki way ka quusten Dharabyada qaxootiga Ayey dheef u doonteen Wali way dhursugayaan! Dhabbaheey qulqulayaan Boqol boqol u dhoobten Ku...
SII AQRI
Maanso
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Curiye: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)
Maamulka Laashin
-
September 27, 2014
0
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Maansada (Leyska dhiib Mareykan) Silsiladda Midnimo ee ka socoto Mareegta Laashin.com iyo Golaha Tartanka Suugaanta Soomaaliyeed ayaan kaga qeyb qaadanayaa. Maansada magaceeda waxaa la yiraa...
SII AQRI
Maanso
Silsiladda; MIDNIMO Maansada 1aad; “MIDNIMO” Curiye; Bashiir M. Xersi
Maamulka Laashin
-
September 24, 2014
0
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; MIDNIMO Maansadan “MIDNIMO’ curinteedu waxay igu dhalatay dharaartii 19ka bishan Sebtembar 2014, ka dib markii aan daalacday warka ku saabsanaa natiijadii ka soo baxday, cod bixin iyo afti...
SII AQRI
1
...
7
8
9
10
Page 8 of 10
SHEEKOOYIN
BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD
October 29, 2024
CAWRALA IYO CALI-MAAX
October 15, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 2AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 24, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 16, 2024
JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
July 20, 2024
Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD
November 22, 2023
Cart
Your cart is empty!
Return to shop