Qoraallo

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA W/Q: Cabdinaasir Xiddig

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA W/Q: Cabdinaasir Xiddig Dhaqanka ruuxiga ihi, waa dhaqan ay bulshadu qabto oo ay ku dhaqanto, waa dhaqan oday ka-soo-gaar ah oo qofba qof u dhiibay,...

Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN W/D: Maamulka LAASHIN

Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN Caasimadda labaad ee waddanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta...

Caqabadaha Haysta Garsoorka Soomaaliya W/Q: Carafaad M. Axmed

Garsoorku waa gole ka mid ah golayaasha saddexda ah ee ay dawladdu ku dhisan tahay. Waxa uu u xilsaaran yahay u kala garqaadida ummad sharci ku heshiisay; dhegaysiga dacwadaha;...

Faallada Dhiganaha Garbaduub

  Faallada dhiganaha Garbaduub Dhiganaha Garbaduub waxa uu si farshaxanimo inoogu soo werinayaa dhacdooyin qadhaadh iyo dharaaro murugo oo aynu soo marnay waxa uu hab sheeko ah inoo dhex gaynayaa bahalnimadii,...

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga Maalinnimadii axadda ee ku beegnayd 05/06/2022 ayaa hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin soo abaabulay, dood aqooneed ku saabsan, hannaanka Far-soomaaliga oo halkudhigeedu...

Tacsi Tiiraanyo Leh:Haldoor Siciid baa naga hooyday(AUN)

 Qofnimadii Qoraa Siciid(AUN) Waxaa xalay oo ku beegnayd 09/06/2022 ku geeriyooday magaalada London ee Carriga ingiriiska Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Eebba  haw naxariiste.Siciid Jaamac Xuseen(AUN) waxaa uu ku dhashay, Gobolka...

UMMADDII MARATAY Qore; Barkhadle Maxamed Cali (Barkhad)

UMMADDII MARATAY   Markeynu dul istaagno ciwaankan hortiina ka muuqda, waxa uu ka koobanyahay laba eray. Erayga ummad iyo maratay. Ummad waa eray qeexaya jiritaanka qayb ka mid ah noolaha Eebbe uumay....

DHAMBAALLADII CABDULLAAH CIISE (7)

DHAMBAALLADII CABDULLAAH CIISE (7) ....................................................................   KU:  Chairman, First Committee  United Nations General Assembly  Lake Success, New York    Oktoobar 14, 1949   Gacale Mudane.   Tan iyo markii uu furmay kalfadhigan guud ee Qaramada Midoobay, dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (6)

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (6) .....................................................................   MEMORANDUM KU SOCOTA QARAMADA MIDOOBAY  KA NA TIMID ERGADA SOOMAALIDA KU NA SAABSAN MUSTAQBALKA EX-ITALIAN SOMALILAND   September 19, 1949   Annaga oo ah Somali Youth League iyo Xamar Youth Club, matalayaasha...

Dhambaalka Laashin iyo Munaasibadda Iidda

Maanta oo ah Isniin ay taariikhdu ku beegan tahay 2-da bisha May, sanadka 2022, waa maalinta koowaad ee Iid Yareyda. Iyadoo damaashaadka iyo farxadda maalmaha ciidda lagu jiro ayaa...

SHEEKOOYIN