Qoraallo

Mudane Erdoğan Mahadsanid W/Q Bashiir M. Xersi

Mudane Erdoğan Mahadsanid   Murti baa leh: “Abaal raag rag baa leh” mid kalana waxay leedahay: “Ruuxii abaalgala waa loo gudaa” mid ka agdhaw ayaa tiraa: “Abaal qof galaa badan,...

FAKARKA FICILKA RAACSAN. W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

  FAKARKA FICILKA RAACSAN Waxaa laga yaabaa in aad tahay qof wax abuuris badan, dhinac walba oo shaqo lagaaga dirana aad saamayn balaaran ku yeelan karto marka laga hadlayo fakar keenidda...

Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan.

  Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan. Sannad waliba marka la gaaro bisha jannaayo 21keeda, waxaa loo dabbaal degaa xaflado iyo munaasabado lagu weyneynayo jiritaanka afka hooyo, laakin dadka qaarkii, waxaan...

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD   Guuleed waa gaban aan Garaabada afka ka qaadin habeen iyo maalin. Wuxuu ku koray agoonnimo. Aabbihii wuxuu...

Gefkeedii baa gar lagu siiyay! W/Q: Bashiir Cali Xuseen

Gefkeedii baa gar lagu siiyay! Dalku waa Norway goobta ay sheekadu ka dhaceysana waa magaalo madaxdiisa Oslo. 12:30 kii iyo barkii habeennimo, ayey irbad gooreysada saacadeed sii caga cageyneysay. Waxey...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q12AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

  SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q12AAD Arrin culul oo dhalanteed ayay igu noqotay, wax aan dhahana ma garanayn, waxaan isku dayay in aan is moogayso oo ku dhaho “haddaad iga...

QOFNA FICILKIISA MA NOQDO W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

QOFNA FICILKIISA MA NOQDO Sida badan dadku waxay dhahaan mar walba raadso qof wanaagsan oo wax kugu soo kordhin kara, jumlada hadalkaas waa mid qurux badan runtii oo dhawaqa hore...

Ma GUNTII ayaa GAASHAANDHOGGAYGII fadhida! W/Q: Cali Maxamad Maxamuud

Ma GUNTII ayaa GAASHAANDHOGGAYGII fadhida!   Waa sheeko, uu ila wadaagay oday ka mid ahaan jiray xooggii dalka soomaaliya. Waa qiso aan xusuusan doono inta aan noolahay. Axmed waa nin oday ah,...

DHACDO XAQIIQAA OO XANUUN BADAN”Tahriibka iyo Addis Ababa”

“DHACDO XAQIIQAA OO XANUUN BADAN” Tahriibka iyo Addis Ababa" Waanadii Sh.Mursal Hamdi iyo Aayadeed Hordhac Waxaa Marka koobaad Mahad oo dhami usugnaatay Ilaahay SWT, Marka xiga waxaan manta qalin ka uqaatay si aan bulshadayda...

Waa kuma Xag-jirku?! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Waa kuma Xag-jirku? Xag jir sidiisaba marka la macneeyo waa qof dhinac u badan oo jecel qaab nololeedkiisa in uu hal dhinac ka abaaro aana jeclayn in uu ku dhex...

SHEEKOOYIN