Geyllan kii Reer Turbac Calool
SOOMAALIYA WAAYO ABIDKEED BA lama gumeysan. Dalka keliya weeyaan, oo ay ku noolaayeen reerguuraa ga ugu wada gobsan qaaradda Afrika oo idil; waa se haddii ereyga...
Biddood Moos ku Dul Baroortay
from: Wayeel to: Huda hussain date: Thu, Mar 27, 2014 at 8:10 PM
Akhristow, waxa aan maanta kula soo wadaagayaa dhambaal aan beri dhoweyd u diray...
Legdanka Lammaanayaasha!
Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida...
GAAJO WAA CADAW.
Faqrigu colaad buu sababaa, colaadduna faqri bay sababtaa. Haddii aan faqriga iyo shaqa la’aanta la isku dayin in layareeyo, haddii aananba la dabar goyn karin, waxaa hubaal...
Waxaan ahay wiil Soomaali ah, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis. intaas waxaa ii sii dheer...