Qormooyin

Feejignaanta Faca Soo socoda Laga Rabo. W/Q: Cabdicasiis Shidane

Si loo baddalo hoggaanka gaboobay ee dalka iyo dadka hor taaggan, waxaa lama huraan ah, in la helo fac cusub, oo ku qalabaysan aragti iyo ogaal fog, kana duwan...

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika!

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika Waxaan qormadan uga hadli doona 10-ka shaqsi ee hoggaamiya shirkaddaha is gaarsiinta afrika ugu awoodda badan, shaqsiyaad kaas oo adduunyada siyaabo kala duwan looga xusay...

Bukaanada u Adkeysta Dawadda oo ku badanayo Soomaaliya!

SOOMAALIYA: Bukaanada u Adkeysta Dawadda Cudurka Qaaxada oo ku badanayo! June 2014 - Adkeysi jeermiska sababa cudurka qaaxada ee u yeesha daawada ayaa si aad uga baahayo dalka Soomaaliya sida...

Awooda Shacabka. W/Q. Ahmed Hayow

Dal waxaa hogaanka u haaya shacabkiisa, waayoo ayaga ayaa ah kuwa doorta shaqaalaha u shaqeyn doona oo rabitaankooda ku shaqeyn doona, qofka ah musharaxa Madaxweynaha waa qof raba inuu...

UBAD badan IID uma ahan! WQ: Ramla Gobdoon

UBAD badan IID uma ahan! Dadka Islaamka ah, ee ku nool adduunka, wax ey leeyihiin maalmo u gaara, oo ey farxad ku dabbaaldagaan. Waa labada Iid, ee lagu kala magacaabo...

Soomaalida iyo Fikirka Insaanka!!

  SOOMAALIDA IYO FIKIRKA INSAANKA!! Sida uu dhahayba, Feylasoofkii reer France, Blaise Pascal (1623 – 1662): “Karaamada Insaankuwaxa ay ku jirtaa Fikirkiisa”. Sidoo kale, Sheikh Mohammed Mutawalli Al-Sha'rawi (1911 – 1998)...

Dherag baa dhar xirata!!

Dherag baa dhar xirata!!   Wajigeeda kaliya ayaa ku filan in uu sheego wax uusan afkeedu sheegin. Qofka ay indhihiisu muuqaalada akhrin yaqaanaan wuxuu durbaba dhegta u dhigayaa cod aan la...

Dhalinyaraddu ma Aallad la adeegsadaa?

  Dhalinyaraddu ma Aallad la adeegsadaa? Magaca sida ciwaanka ka muuqata, waa Dhallinyaro, haddaba haddii aynu is weydiino, weedha iyo odhaahda dhallinyaradu waa mid inooga soocan kuwa kale, waana magac iyo...

Tahriibka oo weli loo sii Hanqaltaagayo! W/Q: Cabdinaasir Xirsi Iidle

Tahriibka oo weli loo sii Hanqaltaagayo!   “Waxaan wada hadlaynaa markaad Magaalada ku soo wada haraan adiga iyo Geel jire” “Waxaan la yaabanahay cidda uu Xasan Shiikh Xukumi doono 2016-ka”. Tahriib markaad maqasho...

Jareer ha loo dhiibo! W/Q: Ali Omar Hilole

Jareer ha loo dhiibo Sidii la rabay kol haddii la waayo Soomaalaay, soow in la qaato sax maahan markaa kolba tii u suubban? Caano daatayba hanbadaa la ceymiyaa! Dad hadduu...

SHEEKOOYIN