Qormooyin

DHACDO XAQIIQAA OO XANUUN BADAN”Tahriibka iyo Addis Ababa”

“DHACDO XAQIIQAA OO XANUUN BADAN” Tahriibka iyo Addis Ababa" Waanadii Sh.Mursal Hamdi iyo Aayadeed Hordhac Waxaa Marka koobaad Mahad oo dhami usugnaatay Ilaahay SWT, Marka xiga waxaan manta qalin ka uqaatay si aan bulshadayda...

Waa kuma Xag-jirku?! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Waa kuma Xag-jirku? Xag jir sidiisaba marka la macneeyo waa qof dhinac u badan oo jecel qaab nololeedkiisa in uu hal dhinac ka abaaro aana jeclayn in uu ku dhex...

Guurka AJNABIGA iyo aragtidaan ka qabo W/Q:- Bashiir Cali Barre

Guurka AJNABIGA iyo aragtidaan ka qabo Soomaalidu dhaqan & caado midna uma lahaan jirin ajaanib guursiga rag iyo dumar kuu doono ha ahaadee, waxaase waayahaan danbe soo baxay natiijo ka...

Duumooy dar Alla ku dag! Q1AAD W/D: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka

Duumooy dar Alla ku dag! Q1AAD   Rajadii uu ka qabay inuu noqdo nin reer leh/xaas leh ayaa u dhabowday, kadib markuu soo guursaday gabar uu kala yimid mid ka mid...

SALDHIGGA MUSIIBOOYINKA UMADDEENNA W/Q Mohamed M. Sh. Noor

SALDHIGGA MUSIIBOOYINKA UMADDEENNA   Mar walba oo fasahaadka iyo xad gudubka, uu umad walba ku bato, waxaa bata ciqaabaha allah ku dul rogo umaddaas, ha noqoto ciqaabtaas mid abaareed ama colaadeed, ...

Jawaab; Maxaa Dumarkii Qurbaha ee Soomaaliyeed “Single-Mothers” kawada dhigay?

Jawaab; Maxaa Dumarkii Qurbaha ee Soomaaliyeed “Single-Mothers” kawada dhigay? Canab Diriye — Marka u horraysa, inta aan loo galin nuxurka iyo farriinta ay xambaarsan thahay qormadadani, waxaa ila habboon in cinwaanka...

Maxaa Dumarkii Qurbaha ee Soomaaliyeed “Single-Mothers” kawada dhigay?

Maxaa Dumarkii Qurbaha ee Soomaaliyeed “Single-Mothers” kawada dhigay? C/Qaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” — Salaanta Islaamka kabacdi, dalkii inta aanu inaga burburin, waxbadan ayaa inoo dhaqnaa, inoona asturnaa, waa caadadeed’e, dal markuu...

GUURKA GABDHAHA YARYAR EE QURBAHA XAL MISE XAQIIQ?

GUURKA GABDHAHA YARYAR EE QURBAHA XAL MISE XAQIIQ?   Bulshooyinka adduunka ku nooli waxay soo mareen marxalado kala gooni ah iyo heerar kala duwan, oo saamaysay noloshooda, mid walbaana ay la...

NOLOSHIISA WAA WAALIDKIIS! (SHEEKO GAABAN) Curiye: Mohamed Musa Shiikh Noor

NOLOSHIISA WAA  WAALIDKIIS! (SHEEKO GAABAN)   Sida caadada ii ahayd markii aan tukaday salaadda subax oo aan masjidka ka imid ayaan xoogaa waxaan fadhiistay fadhiga gurigayga si aan u daawada barnaamij...

MA LA AAMINI KARAA SOOMAALIDA AJAANIBTA AH?! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

MA LA AAMINI KARAA SOOMAALIDA AJAANIBTA AH?!   Tan iyo bur-burkii Wadanka Soomalia,  Dowladihii lasoo dhisay waxaa hogaanka u hayay Qurba joog, kuwaas oo hayb ahaan u xisaabsan in ay yihiin...

SHEEKOOYIN