Qormooyin

DHIG ama DHAQO! W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

DHIG ama DHAQO! Ugbaad Waa haweenay 54 jir ah, laakiin daruufta iyo dandarada ka muuqato ayaa u ekeeysiiyay iney tahay mid 10 sano ka wayn faceeda. Ugbaad waxay dhalatay sanad barwaaqo iyo...

MA NAHAY TILMAAMAHAN UMMAD LEH?! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

MA NAHAY TILMAAMAHAN UMMAD LEH?!    Qof walba oo cinwaankan aqriyo su’aasha ugu horayso ee uu is wadiinayo ayaa ah, waa maxay tilmaanta la sheegayo umadda tilmaantan leh ee qoraha maqaalkan...

YEYSKU OGOL DAWLADNIMO!!!?

YEYSKU OGOL DAWLADNIMO!!!?      Kun-sagaal-boqol kow iyo sagaashankii(1991-kii), tiihi iyo tashwiishkii ku dhacay guud ahaan qawmiyadda deegaansata Geeska-Afrika, gaar ahaan labadii gobol (Koofur & Waqooyi) ee ku midawday Liibaantii la...

SAWIRKA MAANTIYO SAADAASHA DOORASHADA 2016-KA

SAWIRKA MAANTIYO SAADAASHA DOORASHADA 2016-KA Hordhac Bulshada soomaaliyeed waxay soomareen waqtiyo aad u adag oo waayahooda lahaa, waxaa laga joogaa 24 sano markay jabhadihii mucaaradka ahaa ee yoolkoodu koobnaa, ay qori caaradii...

LIIBAAN WAA SOOMAALI! W/Q: Mohamed Musa Sheikh Noor

LIIBAAN WAA SOOMAALI!   Waa iska maskiin iska xamaasha, mar walba waa mid ku fakara, in uu wax taro dadka iyo aduunyadiisa, xiliga salaadda la gaaro Masjidka ayuu xaadiraa, waajibaadkiisa...

Xabsi Doon! Q11AAD W/Q. Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xabsi Doon! Q11AAD Mar qura ayaa Hoonkii la yeeriyey dadkiina Baabuurta ku yaaceen, waa lays garbiyey, dadka qaarki hor marey, dushaa laga marey, sida Koronkorada ayaxaa laysu dul fuulay, Cidi,...

Maansada; Cibaaro! Curiye; Bashiir M. Xersi

Maansada; Cibaaro!   I caleemo saaroo Igu daadsha caanoo Ii taaga calammoo Ii luxa caleemmoo Ha i dhigina ciiddoo Cirka igu dawaafshaay!   Car i dhiga dhulkaan iyo Ciidda iga dhawriyo Carradiyo dhulkoo idil.   Wixii aan cantuugee Aan cunaha mariyiyo Cuudkii dhankay mara Caddaan...

Maxaa ugu wacan in dad badan oo soomaali ah DIINTA ISLAAMKA ka baxaan?!

Maxaa ugu wacan in dad badan oo soomaali ah DIINTA ISLAAMKA ka baxaan?!   Sidaan wada ogsoon nahay, waxaa isa soo taraya dad badan oo soomaali ah, oo Diinta Islaamka ka...

Intii aan baroortaada maqli lahaa, Bararaqdaada aan maqlo!

Intii aan baroortaada maqli lahaa, Bararaqdaada aan maqlo! 60 sanno ka hor dadka soomaaliyeed waxey u badnaayeen reer guuraa xoolo dhaqata ah, Oo hadba meeshii uu roob ka da'o ama...

ILLEEN MARWO AYAY AHAYD!

ILLEEN MARWO AYAY AHAYD!   Waxaa jiray mar walba dareen aan kuu hayo maalin walba marka aad soo marto waddada uu ku yaal dukaanka aan wax ka gado, waxay ii ahayd...

SHEEKOOYIN