Qormooyin

Maxaa ugu wacan in dad badan oo soomaali ah DIINTA ISLAAMKA ka baxaan?!

Maxaa ugu wacan in dad badan oo soomaali ah DIINTA ISLAAMKA ka baxaan?!   Sidaan wada ogsoon nahay, waxaa isa soo taraya dad badan oo soomaali ah, oo Diinta Islaamka ka...

Intii aan baroortaada maqli lahaa, Bararaqdaada aan maqlo!

Intii aan baroortaada maqli lahaa, Bararaqdaada aan maqlo! 60 sanno ka hor dadka soomaaliyeed waxey u badnaayeen reer guuraa xoolo dhaqata ah, Oo hadba meeshii uu roob ka da'o ama...

ILLEEN MARWO AYAY AHAYD!

ILLEEN MARWO AYAY AHAYD!   Waxaa jiray mar walba dareen aan kuu hayo maalin walba marka aad soo marto waddada uu ku yaal dukaanka aan wax ka gado, waxay ii ahayd...

Xabsi-doon! Q10AAD W/Q: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xabsi-doon! Q10AAD Waxan ku suganahay Caasimada sadax geesoodka ah, ee Khartuum. Waxaan Khardoum degan Soomaali badan waxaa eeyna kala yihiin sadax qaybood. 1. Arday waxbarasha u timid halkaasi, oo Suudaan waxey deeq waxbarasheed...

Xitaa Aakhiro saf ha ila soo galin! W.Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xitaa Aakhiro saf ha ila soo galin! Isku imaanshihii iyo kulankii xiisaha badnaa, ee na dhaxmaray horteed, Waxaan ahaa mid ku hammiyo in aan maalin uun hebel barto oo aan is...

Gacantaad GABRE ku salaantay ha kaa GO’DO! Q2AAD

Gacantaad GABRE ku salaantay ha kaa GO’DO! Q2AAD   Shirkii Denmark dadka yimid waxay isugu jireen masuuliyeen ka socotay dawladda dhexe, maamulayaasha gobollada iyo maamul goboleedyada, ayna jireen dad kale oo...

Soomaalida Wili waa carruur, Goormay qaangaari doonaan?! W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Soomaalida Wili waa carruur, Goormay qaangaari doonaan?! Carruurnimada waa cadaw laga koro, Dabeecadaha carruurta waxaa ka mid ah, isufaan dhaxdooda ah, Midkii shay cusub waalidkiis u soo iibiyo, maalintaas faan iyo...

Guurka badsha Ragow W/Q: Mohamed musa Sheikh Noor

Guurka badsha Ragow   Qof walba oo dunida ku nool Rag iyo Dumar, hammiga uu leeyahay ayaa ah in uu maalin uun guursadaa, oo kasoo jeestaa guri uu isagu ku...

Gacantaad GABRE ku SALAANTAY ha kaa GO’DO! Q1AAD Qore; Bashiir M. Xersi

Gacantaad GABRE ku SALAANTAY ha kaa GO’DO! Q1AAD   Markaad halacsato halkudhegga hore ee qormada, hore ha kala soo boodin; Waa maxay habaarku? Habaar, halaag iyo halgaad midna ma ahane, hore...

Sheekadii; Xabsi Doon! Q9AAD W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Sheekadii; Xabsi Doon! Q9AAD Waxuu yiri; Markii aan barriga nimid waxaan soo gaarnay xarunta Mayfac waa Xarun yar oo eey Qaramad a Midoobay, ku siiso Soomaalida, Gargaar soo dhawayn ah oo...

SHEEKOOYIN