Qormooyin

Dalkaygow dad kuu ka kaca hel! Qore; Mohamed Musa Shiikh Noor

Dalkaygow dad kuu ka kaca hel!   Tan iyo maalintii aan garashada billaabay, waxaa jiray jacayl aan kuu qabo, jacaylkaas oo ahaa mid ka imaanayay niyadda, oo aan si gaar...

ADDOONTII YAREED! W/Q: Abdi-aziz Mohamed Shidane

ADDOONTII YAREED!   Cubeyda waa gabar yar, oo ku dhalatay carriga Sacuudi Carabiya. Waxay calool gashay mar ey hooyadeed qaxooti magan-galyo doon ah ku aheed xerada Al-jaxiima ee waddanka Yaman. Hooyada...

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!.

Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu...

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga? Qore; Aweis Adde

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga?   Habeen aniga oo gabar teelfan kula sheekeysanaya, ayaa waxey soo hadal qaadday in ay hadda ka hor ayeeyaded weydiisay su’aal aheyd; “Ayeeyo haddii aan saaxibkey aad...

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Curiye: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan)   Maansada (Leyska dhiib Mareykan) Silsiladda Midnimo ee ka socoto Mareegta Laashin.com iyo Golaha Tartanka Suugaanta Soomaaliyeed ayaan kaga qeyb qaadanayaa. Maansada magaceeda waxaa la yiraa...

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya! W/D: Cabdulqaadir “Cabdiboqor”

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya! “A free society is one where it is safe to be unpopular”- Adlai Ewing Stevenson Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo...

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016 Maxamed Cusman Cumar — Qoraalka aad aqrinaysid qaar waa wax jira, qaarna waa wax mala awaal ah, kuna saabsan waxa dhici...

HADDII NIN WADDANI AH LA WAAYO AMA TIRO AHAAN UU YARADO MAXAA XIGI DOONA?! Qore; Anab Diriye

HADDII NIN WADDANI AH LA WAAYO AMA TIRO AHAAN UU YARADO MAXAA XIGI DOONA?!  Waxaa hubaal ah in dhibaato badan uu soo maray wadankeennu, welina uusan saldhigan, in kastoo dhibaatadaas dadka...

Hardanka danaha dawladaha iyo han la’aanta dadka Soomaaliyeed W/D: Cabdiraxmaan Faarax Xaashi (cawaale)

Hardanka danaha dawladaha iyo han la’aanta dadka Soomaaliyeed   Dawladuhu kuma dhisaan waddammadooda  diin-wadaag dulucdiisu tahay dareen caadifadeed, oo aan meel dheer jirin, ee waxaa hoggaanka u haya diinaamiikiyad siyaasadeed, oo...

SHEEKOOYIN